Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":67097,"date":"2021-09-08T10:37:03","date_gmt":"2021-09-08T09:37:03","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=67097"},"modified":"2021-09-08T10:37:03","modified_gmt":"2021-09-08T09:37:03","slug":"sir-culus-sida-ay-pakistan-ku-heshay-hubka-nukliyeerka-ah-oo-la-kashifay-pakistan-oo-adeegsatey-qalab-ay-cia-du-lahayd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/09\/08\/sir-culus-sida-ay-pakistan-ku-heshay-hubka-nukliyeerka-ah-oo-la-kashifay-pakistan-oo-adeegsatey-qalab-ay-cia-du-lahayd\/","title":{"rendered":"SIR CULUS: Sida ay Pakistan ku heshay hubka nukliyeerka ah oo la kashifay (Pakistan oo adeegsatey qalab ay CIA-du lahayd)"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 08 Sebt 2021<\/strong><\/span> – Tan ugu yaabka badani waa sida loo boolleeyey turubka CIA, waayo si dhow ayay u ogaan kartey xogaha xasaasiga ah ee ay is dhaafsanayeen dowladda iyo sirdoonka Pakistan. Sababtuna waxay tahay in Islamabad ay ka mid ahayd dalal badan<\/a> oo adeegsanayey agab la isku dhaafsado xogaha baaqaysan (encrypted) oo ay samayso shirkadda Swiss-ka ah ee\u00a0 Crypto AG si ay kayballada diblomaasiga ah uga ilaaliyaan indhaha caadiga ah. Aqri qaybtii 1-aad…<\/strong><\/a><\/p>\n Yeelkeede, waxaysanba ogayn in sharikadda Crypto AG lafteedaba ay iska lahaayeen CIA-da iyo Sirdoonkii Jarmanka Galbeed, balse aysan sidaa cidina u ogayn.<\/a> Sidaa darteed, xog kasta oo qarsoodi ah oo ay ku diraan agabyada Crypto AG si sahlan ayaa lagu baaq-bixin karey.<\/p>\n Waxaa weliba aad loo fahamsan yahay in Pakistan ay xogeheeda ku aaddan xatooyada xogaha nukliyeerka ee ay Yurub kasoo ururinaysey la marsiinayey mashiinnadan. Ninka howsha udub dhexaadka u ahaa waa Abdul Qadeer Khan<\/a>, oo ahaa caalim wax ku bartay Belgium iyo ”Aabaha nukliyeerka Pakistan”, kaasoo farsamada sentarifiyuujyada kasoo xaday dallad ka kooban Ingiriiska, Holland iyo Jarmanka oo uu u shaqaynayey, taasoo la yiraahdo URENCO.<\/p>\n Wuxuu deeto adeegsadey shabakaadka dibadeed ee uu lahaa si uu mashiinnadan uga soo daad gureeyo Yurub oo idil, taasoo Islamabad u saamaxdey inay bilowdo samaynta iyo horumarinta nukliyeerka.<\/p>\n Waxaa yaab lahayd in howlaha Khan ka wadey Netherlands ay soo jiiteen dareenka maamulka dalkaasi, balse markii ay u dhaqaaqeen in la xiro ay soo faragelisey CIA-da oo codsatay inaan dacwad lagu soo oogin 1975-kii, sida uu sheegay RW xilligaasi Ruud\u00a0 oo isagu markaa madax ka ahaa Holland<\/a>, weliba waxay CIA-du ku doodday inay ninkan iyagu isha ku hayaan oo ay kala socdaan xaruntooda Langley ee Virginia, balse waxaa markii ugu horreeysey si rasmi loosoo bandhigay<\/a> tixraaciisa 1979-kii, markaasoo lagu xusay kayballo ka yimid dhanka Wasaarad Dibadeedka Maraykanka.<\/p>\n Khan ayaa markaa ku noqday Pakistan 3 sanadood kahor, iyadoo uu Agaasimihii xilligaa ee CIA, George Tenet uu ku faanay<\/a>,\u00a0\u201cwaxaannu ku jirney halka uu deggan yahay, iyo xitaa qolkiisa.\u201d<\/em><\/p>\n