Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":66942,"date":"2021-09-05T13:30:53","date_gmt":"2021-09-05T12:30:53","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=66942"},"modified":"2021-09-05T13:30:53","modified_gmt":"2021-09-05T12:30:53","slug":"maxay-tahay-sababta-soo-dedejisey-inay-imaaraadku-orod-ku-tagaan-ankara-dooxa-maxay-ka-cabsadeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/09\/05\/maxay-tahay-sababta-soo-dedejisey-inay-imaaraadku-orod-ku-tagaan-ankara-dooxa-maxay-ka-cabsadeen\/","title":{"rendered":"Maxay tahay sababta soo dedejisey inay Imaaraadku orod ku tagaan Ankara & Dooxa? (Maxay ka cabsadeen?)"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 05 Sebt 2021<\/strong> <\/span>– Booqashada uu gobolka ku kala bixinayo ninka wax laga waydiiyo amaanka Imaaraadka Carabta<\/a>, Tahnoun bin Zayed Al Nahyan, oo ah walaalka xaakim beenaadka Imaaraadka, Mohammad bin Zayed, ayaa noqotay mid soo jiidatey indhaha dadka gorfeeya arrimaha Khaliijka iyo ka shishe.<\/p>\n Taxnuun ayaa dhowaan kaddib markii uu Turkiga booqasho ku tegey wuxuu mid kale oo iyaduna ka yaabiso ahayd ku tegey dalka yar ee saamaynta badan ee Qadar<\/a>, isagoo la kulmay Amiirka dalkaasi.<\/p>\n Haa, waa ka yaabiso, waayo tan iyo curashadii Gugii Carbeed ee la fashilay waxaa qoorta iskugu jirey labadan dal ee deriska ah oo isku haya aydholojiyado kala duwan iyadoo Qadar ay taageerto kooxaha Ikhwaanka mararka qaarna lagu xanto inay gacan saar la leedahay kooxaha xag-jirka ah.<\/p>\n Yeelkeede, booqashadan iyo wanaajinta xiriirka Imaaraadka iyo Turkiga oo isna xumaa ayaa la sheegayaa inay soo dedejisey sida deg degta ah ee ay wax iskaga bedeleen amaankii gobolka kaddib bixitaankii halhaleelka ahayd ee Maraykanka<\/a>.<\/p>\n