Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":66495,"date":"2021-08-25T11:32:20","date_gmt":"2021-08-25T10:32:20","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=66495"},"modified":"2021-08-25T11:32:20","modified_gmt":"2021-08-25T10:32:20","slug":"dadkii-waxaan-gelinney-cadaab-yar-dadkii-dayuuradaha-looga-soo-qaaday-kabul-oo-daranyo-tii-ugu-liidatey-ku-galay-dooxa-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/08\/25\/dadkii-waxaan-gelinney-cadaab-yar-dadkii-dayuuradaha-looga-soo-qaaday-kabul-oo-daranyo-tii-ugu-liidatey-ku-galay-dooxa-video\/","title":{"rendered":"”Dadkii waxaan gelinney ‘cadaab yar” – Dadkii dayuuradaha looga soo qaaday Kabul oo daranyo tii ugu liidatey ku galay Dooxa + Video"},"content":{"rendered":"

(Dooxa) 25 Agoosto 2021<\/strong><\/span> – Waxaa laga dayrinayaa xaaladda qaxootiga reer Afghan<\/a> ee ku sugan Saldhig-cireedka Maraykanka ee<\/a> dalka Qadar<\/a> kuwaasoo la sheegay inay dhex jiifaan “kaadi iyo saxaro” iyo meel aan musqulo lahayn degaanna ku haboonayn oo uu jiir ka buuxo, sida ka muuqata email la dusiyey oo ku socdey Axios<\/a>.<\/p>\n

Farriinta email-ka ah oo uu diray xafiis la shaqeeya Taliska Dhexe ee Ciidanka Maraykanka (Centcom), ayaa lagu sheegay in xaaladda ay qaxootigan Kabul laga soo daad gureeyey ay ku jiraan ay tahay ”musiibo aadminimo” taasoo uu Maraykanku isagu isku eedeeynayey.<\/p>\n

“Maanta jawigu waa huur. Halka ay Afghan-ku ku jiraanna waa naar nool. Qashin, kaadi, saxaro, dareere meelaha ku daadsan iyo xitaa matag ayaa sagxadda buuxa.” ayaa lagu qora email-ka.<\/p>\n

\"\"<\/a><\/div>\n

Wasaarad Dibadeedka Maraykanka ayaa sheegtay inay arrintan si dhow ugala shaqaynayo midda Gaashaandhigga si wax looga qabto xaaladda iyo walaaca taagan.<\/p>\n

Dhanka kale, Xafiiska Warfaafinta Dowladda Qadar ayaa isna sheegay inay ka go’an tahay inay wax ka qabtaan xaaladdan aadminnimo iyagoo dadkan la keenay Dooxa siinaya guryo KMG ah oo ay degi karaan dadka rayidka ah, weriyeyaasha, diblomaasiyiinta iyo saraakiish caalamiga ah.<\/p>\n

\n

The State of #Qatar<\/a> is committed to tackling humanitarian issues, offering housing and healthcare to evacuees from #Afghanistan<\/a> residing in the country temporarily. It has facilitated the safe passage of Afghan civilians, journalists, diplomats, and international officials. pic.twitter.com\/fnGmTpPDq1<\/a><\/p>\n

\u2014 \u0645\u0643\u062a\u0628 \u0627\u0644\u0627\u062a\u0635\u0627\u0644 \u0627\u0644\u062d\u0643\u0648\u0645\u064a (@GCOQatar) August 24, 2021<\/a><\/p><\/blockquote>\n