Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":66285,"date":"2021-08-19T12:35:56","date_gmt":"2021-08-19T11:35:56","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=66285"},"modified":"2021-08-19T12:35:56","modified_gmt":"2021-08-19T11:35:56","slug":"waan-la-dagaallamayaa-wiil-u-dhalay-hoggaamiye-kooxeed-caan-ah-oo-dagaal-u-caddaystay-kooxda-daalibaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/08\/19\/waan-la-dagaallamayaa-wiil-u-dhalay-hoggaamiye-kooxeed-caan-ah-oo-dagaal-u-caddaystay-kooxda-daalibaan\/","title":{"rendered":"”Waan la dagaallamayaa!” – Wiil u dhalay hoggaamiye kooxeed caan ah oo dagaal u caddaystay kooxda Daalibaan"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 19 Agoosto 2021<\/strong><\/span> – Wiilka hoggaamiyihii ugu caansanaa ee la dagaalamay Taalibaan ayaa sheegay in ciidamadiisa ay diyaar u yihiin inay qaadaan iska caabin wax ku ool ah, balse wuxuu Mareykanka ugu baaqay inay hub iyo rasaas siiyaan maleeshiyadiisa.<\/p>\n

Faallo uu Arbacadii ku qoray wargeyska Washington Post ayuu Ahmed Massoud ku yiri \u201cMareykanka wuxuu weli hub weyn u noqon karaa dimoqraadiyadda,\u201d isaga oo taageeraya maleeshiyadiisa.<\/p>\n

\u201cWaxaan maanta kasoo qorayaa Dooxada Panjshir, waxaan diyaar u ahay inaan qaado raadkii aabahey, aniga oo haysta muajaahidiin diyaar u ah inay mar kale ka hortagaan Taalibaan,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n

Aabihiis Ahmed Shah Massoud, oo loo yaqiin Libaaxii Panjshir, ayaa hoggaamiyey iska caabintii ugu adkeyd ee ka dhan ah Taalibaan, isaga oo ku sugnaa dooxada ku taalla waqooyiga Kabul oo uu ku xooganaa, ilaa laga khaarijiyey sanaddii 2001.<\/p>\n

Isaga oo rajeynaya inuu raaco \u201craadkii aabihiis\u201d ayaa Massoud waxa uu sheegay inay kusoo biireen xubno ka mid ah ciidamadii gaarka ahaa ee Afghanistan \u201coo ka niyad jabay is-dhiibitaanka taliyayaashooda.\u201d<\/p>\n

Sawirro lasoo dhigay baraha bulshada ayaa muujinaya madaxweyne ku-xigeenka Afghanistan Amrullah Saleh oo la kulmaya Massoud, waxayna u muuqataa in labadooda ay diyaarinayaa dhaq-dhaqaaq jabhadeyn oo ka dhan ah Taalibaan.<\/p>\n

\u201cHase yeeshee waxaan u baahannahay hub dheeri ah, rasaas dheeri ah, iyo sahay dheeri ah,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n

Massoud ayaa sheegay in Taalibaan ay halis ku yihiin wax ka baxsan xuduudaha Afghanistan.<\/p>\n

\u201cInta ay xukumeyso Taalibaan, Afghanistan waxay shaki la\u2019aan noqon doontaa saldhigga argagixisada Islaamiyiinta xagjirka ah; shirqoolo ka dhan ah dimoqraadiyadda ayaa mar kale halkan lagu diyaarin doonaa.\u201d<\/p>\n

Massoud ayaa sheegay in ciidamadiisa ay diyaar u yihiin dagaalka imanaya balse ay u baahan yihiin kaalmada Mareykanka.<\/p>\n

Tan iyo markii ay xukunka la wareegeen, Taalibaan ayaa soo bandhigayey hub, rasaas iyo qalab baaxad leh oo ay ka qabsadeen ciidamada Afghanistan \u2013 oo badankood uu u qeybiyey Mareykanka.<\/p>\n

Massoud ayaa sheegay in 20 sano kadib, Mareykanka iyo Afghanistan ay wadaagaan \u201cmabaadi\u2019 iyo halgan,\u201d wuxuuna ka codsaday Washington inay taageerto \u201cqadiyadda xoriyadda\u201d intii ay Afgaaniyiinta uga tagi lahaayeen Taalibaan.<\/p>\n

\u201cWaxaad tihiin rajadeena kaliya ee hartay,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n

Isha: AFP, VOA<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 19 Agoosto 2021 – Wiilka hoggaamiyihii ugu caansanaa ee la dagaalamay Taalibaan ayaa sheegay in ciidamadiisa ay diyaar u yihiin inay qaadaan iska caabin wax ku ool ah, balse wuxuu Mareykanka ugu baaqay inay hub iyo rasaas siiyaan maleeshiyadiisa. Faallo uu Arbacadii ku qoray wargeyska Washington Post ayuu Ahmed Massoud ku yiri \u201cMareykanka wuxuu […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66286,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ba.jpg?fit=1024%2C767&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-hf7","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66285"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66285"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66285\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66288,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66285\/revisions\/66288"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66286"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66285"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66285"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66285"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}