Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":65899,"date":"2021-08-08T13:19:50","date_gmt":"2021-08-08T12:19:50","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=65899"},"modified":"2021-08-08T13:19:50","modified_gmt":"2021-08-08T12:19:50","slug":"rw-rooble-oo-3-tillaabo-mid-ka-qaadan-doona-warqaddii-kasoo-baxday-madaxtooyada-maxay-kala-yihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/08\/08\/rw-rooble-oo-3-tillaabo-mid-ka-qaadan-doona-warqaddii-kasoo-baxday-madaxtooyada-maxay-kala-yihiin\/","title":{"rendered":"RW Rooble oo 3 tillaabo mid ka qaadan doona Warqaddii kasoo baxday Madaxtooyada (Maxay kala yihiin?)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 08 Agoosto 2021<\/strong><\/span> – Sidee Ra\u2019iisul Wasaare Rooble uga jawaabi doonaa wareegtada Madaxweyne Farmaajo?<\/p>\n

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku mamnuucay in xukuumaddu ama hay\u2019adaha laanta fulintu ay heshiis la galaan dowlad ajnabi ah ama hay\u2019ad caalami ah. Arrintaas waxay ku soo aadday xilli la filayo in Ra\u2019iisul Wasaare Rooble uu toddobaadkan socdaal ku tago dalka Kenya si uu madaxda dalkaas ugala hadlo khilaafka u dhaxeeya labada dal.<\/p>\n

Maadama uu Ra\u2019iisul Wasaare Rooble booqanayo Kenya oo ay Soomaaliya isku xummaayeen sanadihii la soo dhaafay, waxaa la qiyaasi karay in laga hadli doono arrimaha ay dal isku haayaan qaarkood sida socdaalka, ganacsiga xurmeynta madaxbannaanida daleed.<\/p>\n

Hase yeeshee warqadda Madaxweyne Farmaajo soo saaray waxay dabraysaa Ra\u2019iisul Wasaaraha haddii uu aqbalo, sidoo kale haddii uu iska indho tiro waxaa loo ekeysiin doonaa in uu dalka khiyaamayo.<\/p>\n

Halkan waxaan ku soo koobayaa dhowr khiyaar oo u furan Ra\u2019iisul Wasaare Rooble in uu ka yeelo warqadda uu soo saaray Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n

1. In uu socdaalka baajiyo<\/p>\n

Tallaabada koowaad ee u furan waa in uu aqbalo warqadda isla markaana uu baajiyo socdaalkiisa si uu uga fogaado in lagu eedeeyo nin wax boobaya ama khiyaanaya waddanka, taas ahayd sababta loo soo saaray warqadda ka soo baxday Villa Somalia<\/p>\n

2. In uu booqdo Kenya laakin uusan wax heshiis ah soo galin.<\/p>\n

Arrinta labaad ee u furan waa in uu booqasho gaaban ku tago dalka Kenya isaga oo uga dan leh in la xoojiyo isu soo dhawaanshihii billowday ee u dhaxeeyay labada dal. Waxa uu daah furi karaa wada-hadallo gogol xaar u noqda heshiis ay xukuumadda imaan doonta iyo dowladda Kenya wada gaaraan, iyadoo loo marayo guddiyo farsamo oo labada dhinac ah in la dhiso ama in kulan kale loo ballamo doorashada kaddib.<\/p>\n

3. In warqadda la dhinac maro ee heshiis lala galo Kenya<\/p>\n

Inkasta oo aanan la shaacin ajandaha kulanka Ra\u2019iisul Wasaare Rooble iyo madaxda Kenya, haddana waxaa Ra\u2019iisul Wasaaraha u furan in uusan raacin warqadda Madaxweyne Farmaajo soo saaray ee uu booqashadiisa u guto sidii uu u qorsheeyay.<\/p>\n

Tallaabadan oo u baahan geesinimo iyo u bareerid lama oga in Ra\u2019iisul Wasaare Rooble uu qaadi karo, laakin waa tan kaliya ee caddeyn karta heerka ay gaarsiisan tahay madax bannaanida iyo ku dhaca Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Cabdicasiis Golf Yare<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 08 Agoosto 2021 – Sidee Ra\u2019iisul Wasaare Rooble uga jawaabi doonaa wareegtada Madaxweyne Farmaajo? Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku mamnuucay in xukuumaddu ama hay\u2019adaha laanta fulintu ay heshiis la galaan dowlad ajnabi ah ama hay\u2019ad caalami ah. Arrintaas waxay ku soo aadday xilli la filayo in […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65860,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/farmaajo-1.jpg?fit=900%2C600&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-h8T","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65899"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65899"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65899\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65900,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65899\/revisions\/65900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65860"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65899"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65899"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65899"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}