Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":65655,"date":"2021-08-02T13:52:55","date_gmt":"2021-08-02T12:52:55","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=65655"},"modified":"2021-08-02T13:52:55","modified_gmt":"2021-08-02T12:52:55","slug":"iska-jir-calaamadaha-lagu-garto-inay-sonkor-badani-jirkaaga-gashay-dhibaatooyinka-ka-dhalan-kara","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/08\/02\/iska-jir-calaamadaha-lagu-garto-inay-sonkor-badani-jirkaaga-gashay-dhibaatooyinka-ka-dhalan-kara\/","title":{"rendered":"ISKA JIR: Calaamadaha lagu garto inay SONKOR badani jirkaaga gashay & DHIBAATOOYINKA ka dhalan kara!"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 02 Agoosto 2021<\/strong><\/span> – Xaaladaha caafimaad ee adduunka maanta ka jiraa waxa ay aadamaha bareen muhiimadda ay leedahay in ay si dhow u daraaseeyaan wax kasta oo ay cunayaan. Waxyaabaha ku dhow in adduunka oo dhami dhibtiisa isku raacana waxaa ka mid ah sonkorta.<\/p>\n

Amelie B. oo ah haweenay qoraa ah oo u dhalatay dalka Faransiiska ayaa maqaal ay dhowaan ku qortay majaladda Sonthi Plus ee Afka Faransiiska ku hadasha waxa ay ka warrantay dhibaatooyinka caafimaad ee ay sonkortu leedahay iyo sida dadku iyaga oo aan dhaadsanayn ay sonkor xad dhaaf ahi jidhkooda u gasho, maadaama oo ay sonkortu ku jirto inta badan ee cuntooyinka la isticmaalo oo ay ka mid yihiin cabbitaannada qasacadaysan, shaglaydhka (shukulaatada) iyo macmacaanka kale.<\/p>\n

Sidee ay sonkortu u waxyeellaysaa jidhka iyo maskaxda aadamaha?<\/h3>\n

Marka aynu cunno cunto sonkor leh, waxa ay markaba la xidhiidhaa dareennada dhadhadamada ee ku xidhan neerfayaasha maskaxda, oo soo daaya hormoonka Dopamine oo sida oo kale ah dareenside kaalmo badan oo muhiim ah ka qaata shaqada maskaxda iyo jidhkaba.<\/p>\n

Sida oo kale sonkortu marka ay gaadho dhiigga waxa ay ka shaqaysiisaa unugyada neerfeed Dopamine oo haddii ay jidhka ku bataan dhibaato ku keena habdhisyada shaqo ee maskaxda.<\/p>\n

Cilmibaadhiso caafimaad ayaa lagu ogaaday in sonkortu ay maskaxda ku abuurto falgallo neerfeed oo aad ugu eeg kuwa ka dhasha isticmaalka maadooyinka daroogada ah.<\/p>\n

Calaamado aad ku garan karto in cunista sonkortu balwad kuu noqotay<\/h3>\n

Qofku si kasta oo uu u dareensan yahay jacaylka uu u qabo cunista sonkorta haddana waa ay adagtahay in uu fahmo in waxa hayaa uu yahay xanuun balwad ah oo ku qasbaya in uu cuno. Haddaba haddii aad calaamadahan isku aragto waa in aad xaqiiqsataa in sonkor cunistaadu ay balwad tahay.<\/p>\n