Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":65548,"date":"2021-07-30T11:53:53","date_gmt":"2021-07-30T10:53:53","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=65548"},"modified":"2021-07-30T11:53:53","modified_gmt":"2021-07-30T10:53:53","slug":"daawo-beeralayda-jaadka-kenya-oo-keenay-qaab-ay-uga-kabtaan-jaadka-ay-somalia-ka-joojisey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/07\/30\/daawo-beeralayda-jaadka-kenya-oo-keenay-qaab-ay-uga-kabtaan-jaadka-ay-somalia-ka-joojisey\/","title":{"rendered":"DAAWO: Beeralayda Jaadka Kenya oo keenay qaab ay uga kabtaan Jaadka ay Somalia ka joojisey"},"content":{"rendered":"

(Meru) 30 Luulyo 2021<\/strong><\/span> – Beeralayda Jaadka Kenya ayaa waxa ay khasaaro ballaaran kala kulmeen joojinta Jaadka ee Somalia oo ah suuqa ugu wayn ee ay u iib geeyaan, kaddib markii laga joojiyey Yurub iyo Ameerika oo ay sidoo kale Soomaalida joogta u iib gayn jireen.<\/span><\/p>\n

Beeraleyda Jaadka Kenya ayaa tilmaamay in tan iyo markiiii ay Soomaaliya Jaadkooda ka xayirtay dalkeeda ay maalin kasta khasaarayeen adduun dhan $150, 000 oo doollar oo Maraykan ah.<\/p>\n

\u201cMaalin walba waxaan Soomaaliya geyn jirnay 50 tan oo jaad ah taas oo u dhiganta 150 kun doolar maalintiiba, qaar badan oo kamid ah beeraleyda jaadka khasaare badan ayaa kasoo gaadhay arrintaas,\u201d ayay yiraahdeen.<\/p>\n

\u201dMaxaa yeelay dakhliga kaliya ee aanu helno waa kan jaadka.\u201d ayuu ku calaacay Kimathi Munjuri oo ah guddoonka Beeraleeyda Jaadka Kenya.<\/p>\n

Yeelkeede, haatan waxay Jaadlayda Kenya keeneen aragti cusub oo ay doonayaan inay kaga kabtaan khasaaraha ka gaarey Jaadka xilligan uu dunida cayrteeyey cudurka Covid-19.<\/span><\/p>\n

Beeralayda Meru ayaa haatan bilaabay inay beeraan Gabbal-dayaha saliidda laga dhiijiyo si ay u helaan dakhli ay ku noolaadaan, inta uu Jaadku xanniban yahay.<\/span><\/p>\n

Beeralayda ayaan doonayn inay ka wada tanaasulaan Jaadka, balse waxay rabaan qaab ay isu dhex geliyaan labada dalag, iyagoo sidoo kale ka fikirey beeridda Galleeyda balse cimilada xumaatay iyo roobka yaraanaya ayaan loo wadi karin.<\/span>
\n<\/span><\/p>\n

\n

Khat farmers in Kenya \ud83c\uddf0\ud83c\uddea have suffered huge losses in the last few years, due to the pandemic, a diplomatic spat with neighbouring Somalia \ud83c\uddf8\ud83c\uddf4 and bans in many countries.<\/p>\n

Now farmers are turning to sunflowers to supplement their incomes. \ud83c\udf3b pic.twitter.com\/oz8S0EEoBA<\/a><\/p>\n

\u2014 BBC News Africa (@BBCAfrica) July 30, 2021<\/a><\/p><\/blockquote>\n