Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":65261,"date":"2021-07-21T11:50:30","date_gmt":"2021-07-21T10:50:30","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=65261"},"modified":"2021-07-21T12:04:16","modified_gmt":"2021-07-21T11:04:16","slug":"saxaafadda-kenya-oo-qortay-in-somalia-ay-muhim-u-tahay-kenya-waa-imisa-milyan-ganacsiga-sanadkii-dhexmara","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/07\/21\/saxaafadda-kenya-oo-qortay-in-somalia-ay-muhim-u-tahay-kenya-waa-imisa-milyan-ganacsiga-sanadkii-dhexmara\/","title":{"rendered":"Saxaafadda Kenya oo qortay in Somalia ay muhim u tahay Kenya (Waa imisa milyan ganacsiga sanadkii dhexmara?)"},"content":{"rendered":"

(Nairobi) 21 Luulyo 2021<\/strong><\/span> – Marka laga hadlo xiriirka ganacsi ee Kenya-<\/span>Somalia, dadku xog badan oo daqiiq ah kama hayaan, balse labada dal waxaa dhexmara ganacsi ballaaran, waloow aanu isu miisaannayn oo ay Kenya gacanta sare leedahay.<\/span><\/p>\n

Waxaa qayb ahaan taa ugu wacan in aanu jirin heshiis ganacsi oo rasmi ah oo labada dal ka dhexeeya iyo sidoo kale burburkii dagaallada sokeeye oo diley wax soo saarkii Somalia oo awalba aan lahayn cudud dhoofineed (export) oo sidaa usii ridan.<\/span><\/p>\n

BAL AAN EEGNO WAX IS DHAAFSIGA LABADA DHINAC:<\/span><\/strong><\/p>\n

Waxay Kenya dalka Somalia u dirtaa badeeco ku kacaysa 12.5 bilyan<\/strong> oo shilinka Kenya ah sanadkii, qiyaastii waa 116 milyan<\/strong> oo doollarka Maraykanka ah.<\/p>\n

Waxay Somalia u iib gaysaa jaadka, tubaakada duuduuban, caleenta shaaha, dawooyinka, qalabka dawooyinka iyo sumaha noocyada kala geddisan.<\/p>\n

Somalia ayaa Kenya u dirta badeeco ku kacaysa 466 milyan<\/strong> oo shilinka Kenya ah oo qura, taasoo markii doollar loo rogo noqonaysa 4.32 milyan<\/strong> oo doollarka Maraykanka ah.<\/p>\n

Waxay Somalia u dirtaa Kenya waxaa ugu waawayn agabka elektaroonigga ah iyo bagaashyo kala nooc ah, sidoo kale kalluunka iyo hilib aan badnayn, iyadoo marka la eego isu dhiganka labada dhinac la dareemi karo faqriga wayn ee jira.<\/p>\n

Warqaadka Kenyan-ka ah ee The Standard Media ayaa qoray in Somalia ay tahay dalka 7-aad ee Afrika ee ay u dhoofiso badeecada ugu faraha badan sidaa darteed ay Somalia muhim u tahay Kenya, halka Kenya ay Somalia u tahay dalka 12-aad ee ay wax u dhoofiso.<\/p>\n

Si kastaba, waxaa loo baahan yahay in la wanaajiyo xiriirka lala leeyahay dalalka dibedda, iyadoo la hubiyey in horumarka uu dal sameeyaa aanu ku xirnayn inta dal ee uu xiriirkii u jaray ama isu micneeyey, balse uu ku xiran yahay inta dal ee aad xiriir wanaagsan la leedahay, taasoo xitaa wanaajinaysa booska uu dalkaasi ku leeyahay qiimaynta waxa loo yaqaan ”Adoodda Jilicsan” oo kordhisa saamaynta iyo sumcadda caalamiga ah ee dal kasta.<\/p>\n

Tusaale, markii tirakoobkan la eego waa in sare loo qaadaa dhoofka Somalia ee ku socda Kenya si loo yareeyo farqiga ganacsi (deficit).<\/p>\n

\n

Kenya exports goods to Somalia worth 12.5 billion Kenyan shillings a year, about $ 116 million.<\/p>\n

It sells khat, tobacco, tea leaves, medicines, pharmaceuticals and toxins to Somalia.<\/p>\n

Somalia exports goods to Kenya worth 466 million Kenyan shillings, or $ 4.32 millions. pic.twitter.com\/LYrFGU6fyy<\/a><\/p>\n

\u2014 Mohamed Haji (@Derisuroone) July 21, 2021<\/a><\/p><\/blockquote>\n