Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":65148,"date":"2021-07-16T13:38:20","date_gmt":"2021-07-16T12:38:20","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=65148"},"modified":"2021-07-16T13:38:20","modified_gmt":"2021-07-16T12:38:20","slug":"wiil-dhallinyaro-ah-oo-carruurta-dhiigga-ka-dhuuqaya-oo-nairobi-lagu-qabtay-imisa-carruur-ah-ayuu-diley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/07\/16\/wiil-dhallinyaro-ah-oo-carruurta-dhiigga-ka-dhuuqaya-oo-nairobi-lagu-qabtay-imisa-carruur-ah-ayuu-diley\/","title":{"rendered":"Wiil dhallinyaro ah oo carruurta dhiigga ka dhuuqaya oo Nairobi lagu qabtay (Imisa carruur ah ayuu diley?)"},"content":{"rendered":"
(Nairobi) 16 Luulyo 2021<\/strong><\/span> – Booliska dalka Kenya ayaa xabsiga u taxaabay 20 sano jir lagu tuhunsanyahay inuu dilay ugu yaraan 10 carruur ah.<\/p>\n<\/div>\n Ninkan oo qirtay inuu falal iskugu jira kufsi iyo dil uu kula kacay ugu yaraan 10 carruur ah, ayaa magaciisa lagu sheegay Masten Milimu Wanjala. Wuxuu saraakiisha booliska u sheegay in meelo kala duwan uu geeyay meydadka dhibanayaashii uu dilay.<\/p>\n<\/div>\n Waaxda dambi baarista ayaa barta twitter-ka ku daabacday warbixin ku saabsan sheekada ninkan iyo sida uu u fulinayay dilalka lagu tilmaamay naxariis darrada ee carruurta.<\/p>\n<\/div>\n Qoraalka booliska ayaa lagu yiri: “Dad-cunkn wuxuu waday dil joogto ah oo uu ku bartilmameedsanayay carruurta ay da’dooda u dhexeyso 12 iyo13 sano. Wuxuu masuul ka ahaa afduubyada magaalada ruxay dhowaanahan”.<\/p>\n<\/div>\n Waxay booliska sheegeen in uu khiyaani jiray carruurta inta uu la ciyaarayo.<\/p>\n<\/div>\n Booliska dembi-barista ah ee Kenya, ayaa sheegay in habka uu dilalka u sameyn jiray ninkan ay tahay mid naxdin leh. Wuxuu qirtay inuu “ceenjinayay carruurta isaga oo isticmaalaya sun kiimiko ah, ka hor inta uusan dilin,” sida ciidanka laga soo xigtay.<\/p>\n<\/div>\n Ninkan ayaa sidoo kale sheegay in “dhiiga uu ka dhuuqi jiray carruurta”.<\/p>\n<\/div>\n Masten Milimo Wanjala, the bloodthirsty vampire arrested earlier today is responsible for at least ten cold-blooded murders of innocent children, as our detectives have finally established. Wanjala single handedly pic.twitter.com\/rYUlETa1cu<\/a><\/p>\n\n