Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":64963,"date":"2021-07-10T12:38:51","date_gmt":"2021-07-10T11:38:51","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=64963"},"modified":"2021-07-10T12:40:29","modified_gmt":"2021-07-10T11:40:29","slug":"waxaa-la-igu-beeciyay-internet-ka-maadaama-aan-muslim-ahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/07\/10\/waxaa-la-igu-beeciyay-internet-ka-maadaama-aan-muslim-ahay\/","title":{"rendered":"”Waxaa la igu beeciyay internet-ka, maadaama aan Muslim ahay!”"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 10 Luulyo 2021<\/strong><\/span> – Axadii la soo dhaafay, haween badan oo Muslimiin ah oo ku nool Hindiya ayaa ogaaday in loo iib geeyay bogag internet-ka ah, iyaga oo an war ka haynin.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Hana Khan, oo ah duuliye oo uu magaceeda ku jiray liiska, ayaa BBC-da u sheegtay in ay ku soo baraarugtay markii ay saaxiibteed u soo dirtay fariin dhanka Twitter-ka ah oo ku saabsan dhacdada.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Markii ay farriinta furtay waxaa la socday lifaaq oo markii ay gijisayna geeyay barta “Sulli Deals” oo ah barnaamij iyo bog internet oo si bareer ah u qaatay sawirrada haweenkan, isla markaana abuuray qoraallo la socday sawiardooda la soo dhigay barta.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Wuxuu ku tilmaamaya inay yihiin dumarka diyaar u ah in ay galaan “heshiisyo maalmeed”, oo micneheedu yahay in maalmo lala seexan karo oo ay jirkooda ka ganacsadaan.<\/p>\n<\/div>\n

<\/section>\n
\n

Bogga hore ee App-ka waxaa saaran sawir haweeney aanan la aqoon. ka dib markii ay hoos u sii dhaadhacday Hana waxay aragtay sawirrada asxaabteeda ka dibna sawirkeeda ayay aragtay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Waxaan tiriyey 83 magac waxaana suuragal in intaasi ay ka badan yihiin,” ayey u sheegtay BBC-da.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Sawirkeyga waxay ka soo qaateen Twitter-ka waxaana ku qornaa magacayga. Barnaamijkan wuxuu socday muddo 20 maalmood ah, mana aanan ogeyn arintaan. Niyad jab ayay igu rideen”, ayey tiri.<\/p>\n<\/div>\n

\n

App-ka ayaa laga dhigay sida inuu dadka isticmaalo siinayo fursad ay ku iibsadaan “Sulli” – oo ah erey afxumo ah oo ay adeegsadaan xagjiriinta Hinduuga ah, kaas oo ay ku aflagaadeeyaan haweenka muslimiinta ah.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Ma jirin wax iib dhab ah, noocuu doono ha ahaadee – ujeedka barnaamijka wuxuu ahaa oo kaliya in lagu bahdilo haweenka muslimiinta ah.”<\/p>\n<\/div>\n

\n

Hana Khan waxay sheegtay in loo bartilmaameedsaday diinteeda darteed.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Waxaan ahay gabadh Muslimad ah oo la arkay, lana yaqaano. Waxaan ka hadlaa dhibaatooyinka iyo tacaddiyada”, ayay tidhi.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Waxay rabaan inay na aamusiyaan.”<\/p>\n<\/div>\n

\n

GitHub – barta internet-ka ee martigalisay barnaamijka – ayaa si dhakhso ah u xirtay cabashooyinka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Waxaan joojinay akoonnada isticmaaleyaasha, ka dib baaritaanka warbixinnada ku saabsan arrintan iyo dhacdooyin kale, kuwaas oo dhammaantood ku xadgudbaya sharciyada GitHub,” ayay tiri shirkaddii Martigelineysay APP-kaas oo warbixin soo saartay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Kuwa ka soo muuqday App-ka ayaa dhammaantood ahaa haween Muslimiin oo cod dheer wax ku sheega ama ku dhaleeceeya, oo ay ku jiraan saxafiyiin, dhaqdhaqaaqayaal, farshaxanisteyaal iyo cilmi baarayaal.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Haweenay kale ayaa u sheegtay laanta afka Hindiga ee BBC: “Si kasta oo aad u adag tahay, haddii sawirkaaga iyo macluumaadkaaga kale ee shaqsiyadeed la shaaciyo, way ku cabsi gelinaysaa, wayna ku khalkhalinayaan.”<\/p>\n<\/div>\n

\n

Laakiin dhowr haween ah oo macluumaadkooda lagu wadaagay App-ka ayaa qabsaday baraha bulshada kuwaas oo wacad ku maray in ay la dagaallami doonaan arrintan.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n

Filed an FIR.
\nI\u2019m resolute and firm in getting these cowards to pay for what they have done.
\nThese repeat offences will not be taken sitting down.
\nDo your worse. I will do mine.
\nI am a non-political account targeted because of my religion and gender.#sullideals<\/a> pic.twitter.com\/mvt20VWPqp<\/a><\/p>\n

\u2014 Hana Mohsin Khan (@girlpilot_) July 7, 2021<\/a><\/p><\/blockquote>\n