Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":64961,"date":"2021-07-10T09:31:47","date_gmt":"2021-07-10T08:31:47","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=64961"},"modified":"2021-07-10T13:24:38","modified_gmt":"2021-07-10T12:24:38","slug":"khilaafka-kala-durkidda-imaaraadka-iyo-sacuudiga-saameyn-maku-yeelan-karaan-doorashada-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/07\/10\/khilaafka-kala-durkidda-imaaraadka-iyo-sacuudiga-saameyn-maku-yeelan-karaan-doorashada-somalia\/","title":{"rendered":"Khilaafka & kala durkidda Imaaraadka iyo Sacuudiga: Saameyn maku yeelan karaan doorashada Somalia?"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 10 Luulyo 2021<\/strong><\/span> – Sanadahaan dambe xidhiidhka dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka oo siyaasaddooda dibadda ku dhisnayd cudud (Hawkish<\/i>) ku muquuninta<\/span>\u00a0\u201cKacdoonka Carbeed\u201d ee 2011 iyo ka xiridda albabbada xukunka ururrada Akhwaan Muslimiinta ayaa u muuqday mid uu soo dhexgalay is-maandhaaf khuseeya arrimaha gobolkooda.<\/span><\/p>\n

Dagaalka Yaman iyo taageerada xad-dhaafka ah oo la siiyay inqilaabka askareed ee Masar iyo faraggelinta baahsan ee lagu hayo dawladaha\u00a0Liibiya<\/span>, Tuunis,\u00a0Soomaaliya<\/span>, Suuriya, oo ay wehlisay cadawtinnimada heerka sare la gaarsiiyay ee dalalka Iran, Turkiga, iyo Qatar ayaa tusaalooyinka ugu cad-cad ah.<\/span><\/p>\n

Balse, waxaa la yiri \u201cLabadii Sir Ku Heshiisay Caad Bay Ku Collobaan.\u201d<\/i>\u00a0\u00a0Muranka\u00a0wax soo saarka OPEC\u00a0waxuu\u00a0soo bandhigay loollanka u dhaxeya labada dal.\u00a0<\/span><\/p>\n

Si loola socdo awoodda suuqa ayay aqlabiyadda isbahaysiga OPEC soo jeediyeen in la kordhiyo wax soo saarka 400 kun bishii ilaa laga gaaro 2022. Haseyeeshee Abu Dhabi oo Covid-19 dhulka la dhacay dhaqaalaheedii ayaa dooneysa inay iibiso in ka badan inta loo qoondeyay iyadoo baahida suuqa ay weli hooseyso.<\/span><\/p>\n

\n
<\/div>\n<\/div>\n

Kala fogaashaha labada dal ayaa sii kordhaya iyadoo Imaaraadku uu\u00a0si arxan la\u2019aan ah u raacanayo<\/span>\u00a0danahiisa taas oo marqaati ma doonto u ah in saaxibtinnimo aysan waxba ugu ool.<\/span><\/p>\n

Xidhiidhka Israa\u2019iil ee waqtigan iyo ka takhalluska Shacbiga Falastiin waa arrin kale oo ay ku kala fogaadeen labada dal. Sidoo kale, xayiraadda Qadar, oo ay Riyadh horraantii sanadkan\u00a0dib u soo celisay xidhiidhka diblomaasiyadeed<\/span> ayaa ah iyana arrin kale oo lagu kala tagay. <\/span><\/p>\n

Gugii dhawaa,\u00a0Amiir Maxamed bin Zayed oo\u00a0ka cagajiidayay inuu fool-ka-fool ula kulmo<\/span>\u00a0Amiirka Qadar ayaa ka soo qaybgelin\u00a0casuumaad uu boqor Salmaan u fidiyey dalalka Qadar, Turkiga, iyo Imaaraadka. Ujeeddada kulunka waxay ahayd midaynta xoogagga iskaga soo horjeeday geeddi- socoka dowlad dhisidda Soomaaliya.\u00a0<\/span><\/p>\n

Xidhiidhka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carbeed oo in mudda ah\u00a0heerkii ugu hooseeyay marayay<\/span>\u00a0ayaa Ra\u2019iisalwasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble uu\u00a0June 8, 2021\u00a0qaabbilay Danjire Maxamed Axmed Othman Al-Hammadi oo ah safiirka Imaaraadka Carbeed u fadhiyay Soomaaliya, balse fariisinkiisa ka dhigtay Nairobi, halkaasoo dalkiisa safiir kale u fadhiyo.<\/span><\/p>\n

Ma sahlana in dowladdaha khaliijka ay\u00a0dib u soo celiyaa cilaaqaadka<\/span>\u00a0mar haddii uu burburo. Balse xog Jamhuriyadda soo gaartay ayaa sheegaysa in dal Carbeed oo gargelyo ka ahaa Amirka Abu Dhabi u soo jeediyey Soomaaliya inay wadaxaajood toos ah la yeelato Imaaraadka.<\/span><\/p>\n

Walow, aan la fahmin sababta Imaaraadku u raadinayey heshiis aysan qayb ka ahayn Riyadh, haddana Villa Soomaaliya si taxaddar leh ayey u soo dhaweesay talada. Balse ma najixin.<\/span><\/p>\n

Imaaraadka oo indhaha ku haya tartanka madaxtooyada Soomaaliya ayay u muuqataa inuusan dayacin waqti uu ku xusho musharrax ay taageersan yihiin.<\/span><\/p>\n

Danjire Al-Hammadi waxaa\u00a0hore looga bartay<\/span>\u00a0in markastoo uu soo dhawaado xilliga doorashada madaxweynaha inuu ka dhex muuqdo siyaasiyiinta mucaaradka ah ee u xusulduubaya hoggaanka dalka.\u00a0<\/span><\/p>\n

Saciid Cabdullahi Deni oo u daayey xulafadiisii inay mala-awaalaan musharraxnimadiisa, ayaa socdaalkiisii Kismaayo, eedeyntii Wasiir Jamaal Maxamed Xasan iyo warar ay faafiyeen baraha bulshada dhaliyeen hadal hayn.<\/span><\/p>\n

Malaha Deni waxuu u soo tafaxeetay inuu fuliyo qorshe laga la\u2019yahay Cabdirakiim Xusein Guuleed, Daahir Maxamuud Geelle iyo Xasan Cali Khayre oo u cadcad musharrixiinta tartanka ugu jirto madaxweynaha.\u00a0Mise Amirka Abu Dhabi ayaa u adeegsanaya carqaladeenta dadaalka Riyad, Qadar, Turkiga iyo Mareykanka ee dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya?<\/span><\/p>\n

W\/Q: <\/span><\/strong>Cabdulqaadir Cariif Qaasim<\/span><\/p>\n

FG:<\/strong> Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan oo qura<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 10 Luulyo 2021 – Sanadahaan dambe xidhiidhka dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka oo siyaasaddooda dibadda ku dhisnayd cudud (Hawkish) ku muquuninta\u00a0\u201cKacdoonka Carbeed\u201d ee 2011 iyo ka xiridda albabbada xukunka ururrada Akhwaan Muslimiinta ayaa u muuqday mid uu soo dhexgalay is-maandhaaf khuseeya arrimaha gobolkooda. Dagaalka Yaman iyo taageerada xad-dhaafka ah oo la siiyay inqilaabka askareed ee […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64889,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/B-37-scaled.jpg?fit=2560%2C1707&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-gTL","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64961"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64961"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64961\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64962,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64961\/revisions\/64962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64889"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64961"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64961"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64961"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}