Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":64156,"date":"2021-06-17T19:58:21","date_gmt":"2021-06-17T18:58:21","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=64156"},"modified":"2021-06-17T19:58:21","modified_gmt":"2021-06-17T18:58:21","slug":"daawo-dhallinyarada-qaar-baa-dhintay-dhaawacmay-ama-indha-beelay-qaar-ka-mid-ah-dhallinyarada-eritrea-la-geeyey-oo-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/06\/17\/daawo-dhallinyarada-qaar-baa-dhintay-dhaawacmay-ama-indha-beelay-qaar-ka-mid-ah-dhallinyarada-eritrea-la-geeyey-oo-hadlay\/","title":{"rendered":"DAAWO: ”Dhallinyarada qaar baa dhintay, dhaawacmay ama indha beelay!” – Qaar ka mid ah dhallinyarada Eritrea la geeyey oo hadlay"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Juun 2021<\/strong><\/span> – Waxaa weli la isku mari la’yahay qaab loo xulay iyo xogta ku saabsan ciidamo la sheegay in ay Somalia ka ururisay hay’adda Nabad Sugidda NISA.<\/p>\n

VOA Somali ayaa barnaamij ka samaysay moowduucan waxaana dadka la waraystay ka mid ah Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ahaa odayaashii soo ururiyey ayaa sheegay in Ciidamadaasi ay qoranaysey Hay’adda NISA, isagoo sidoo kale sheegay in loo sheegay in ciidamadaasi ay tababar u aadayaan dalka Qadar.<\/p>\n

Samiira Axmed Gayd oo Amaanka Qaranka kala talinaysey RW hore ee Xasan Cali Khayrre ayaa ku doodday in arrintani ahayd mid ay kaligeed gacanta ku haysey Hay’adda NISA isla markaana aanu jirin wacaal ay ka hayeen.<\/p>\n

”Madaxwaynuhu isaga ayaa ah Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida, isaga ayaana u gacan bannaanaa arrintan mana jirin heshiis ay saxiixday Xukuumadda oo arrintan ku saabsan,” ayay tiri Samiira.<\/p>\n

Barnaamijkii Bandhigga VOA waxaan toddobaadkan aynu ku eegeynaa qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliya ee tababarka ciidan loogu qaadey dalka Eritrea oo markii ugu horeysey la hadley VOA.<\/p>\n

Dhallinyarada Eritrea loo qaaday ayaa sheegaya in aanu run ahayn warka sheegaya in ay galeen dagaalkii Tigraay, balse waxay qireen inay halkaa si wayn ugu silacsan yihiin oo ay xitaa qaar dhinteen, qaar ay dhaawacmeen, qaarna ay indha beeleen.<\/p>\n

”Mar uu Madaxwaynuhu nasoo booqday waxaa naloo diidey inaan duruufeheenna ka hadalno iyadoo nala cabsi geliyey, waxaana hadda nalaku fashaa beeraha oo xitaa wax tababar ah waxaa noogu dambaysey bishii 9-aad.” ayuu yiri wiil magaciisa qariyey.<\/p>\n

Halkan ka dhegeyso<\/strong><\/p>\n