Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":64142,"date":"2021-06-17T11:15:28","date_gmt":"2021-06-17T10:15:28","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=64142"},"modified":"2021-06-17T11:15:28","modified_gmt":"2021-06-17T10:15:28","slug":"dadwaynaha-oo-aad-u-dhaliilaya-hab-dhaqanka-safaaradda-somalia-ee-turkiga-arag-fal-celintooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/06\/17\/dadwaynaha-oo-aad-u-dhaliilaya-hab-dhaqanka-safaaradda-somalia-ee-turkiga-arag-fal-celintooda\/","title":{"rendered":"Dadwaynaha oo aad u dhaliilaya hab-dhaqanka Safaaradda Somalia ee Turkiga (Arag fal-celintooda)"},"content":{"rendered":"

(Baku) 17 Juun 2021<\/strong><\/span> \u2013 DF Somalia ayaa xiriir diblomaasiyadeed la samaysatay isla markaana Safaarad rasmi ah ka furatay caasimadda dalka Azerbaijan ee Baku, halkaasoo warqadda aqoonsiga laga qabtay Danjiraha Somalia.<\/p>\n

Azerbaijan wuxuu ka mid yahay Jamhuuriyadaha Turkic-ga ah ee ay dadkoodu qoowmiyad ahaan Turkiga u badan yihiin.<\/p>\n

Danjiraha cusub ee dalka Azerbaijan oo gaaska dabiiciga ah hodan ku ah Somalia u fadhin doona ayaa ah, Mudane Jaamac Cabdullaahi Maxamed, kaasoo warqadaha aqoonsiga ka guddoomiyey Wasiir Dibadeedka dalkaasi Jeyhun Bayramov.<\/p>\n

Jaamac waxaa uu sidoo kale Somalia u fadhiyaa dalka Turkiga oo ah dal xiriir istaraatiji ah la leh Somalia, balse aad baa loo dhaliilaa bandhiggiisa diblomaasiyadeed iyo waxqabadka ay Safaaraddiisu siiso dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Turkey.<\/p>\n

Waxaa muddo badan soo taxnayd cabashooyin ku saabsan in dadwaynaha waraaqo yar yar oo ay u baahan yihiin lagu dhibo, in mararka qaar laga khaldo waxyaabaha ku qoran xirfadda oo aan heer sare ahayn darteed iyo dadka qaar oo ka sheeganaya qaybin iyo qabyaalad.<\/p>\n

Waxaa heerka sumcadda Safaaradda Somalia ee Turkiga laga dheehan karaa fal-celinta ay dadwaynuhu ka bixiyeen warkan sheegayey in Danjiruhu uu sidoo kale Somalia u fadhiyo doono dalka Azerbaijan.<\/p>\n

Halkan ka akhri…<\/strong><\/p>\n