Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":64033,"date":"2021-06-14T12:14:29","date_gmt":"2021-06-14T11:14:29","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=64033"},"modified":"2021-06-14T12:19:47","modified_gmt":"2021-06-14T11:19:47","slug":"waxaa-diley-waalidkeed-walaaleheed-adeerkeed-qiso-xanuun-badan-oo-ku-saabsan-gabar-pakistani-ah-oo-talyaaniga-lagu-diley-sabab-yaab-leh-muuqaalka-cctv-oo-muujinaya-qorshaha-naxdinta-b","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/06\/14\/waxaa-diley-waalidkeed-walaaleheed-adeerkeed-qiso-xanuun-badan-oo-ku-saabsan-gabar-pakistani-ah-oo-talyaaniga-lagu-diley-sabab-yaab-leh-muuqaalka-cctv-oo-muujinaya-qorshaha-naxdinta-b\/","title":{"rendered":"”Waxaa diley waalidkeed, walaaleheed & adeerkeed!” – Qiso xanuun badan oo ku saabsan Gabar Pakistani ah oo Talyaaniga lagu diley & sabab yaab leh (Muuqaalka CCTV oo muujinaya qorshaha naxdinta badan)"},"content":{"rendered":"

(Reggio Emilia) 14 Juun 2021<\/strong><\/span> – Booliiska Talyaaniga ayaa<\/a> baadigoobaya qoyska iyo qaraabada gabar Pakistani ah oo ay qabaan in ceego lagu diley sababo la xiriira waxa loo yaqaan ”dilka sharafta.”<\/p>\n

Saman Abbas, 18-jir, ayaa maqnayd tan iyo 1-dii Maajo, markaasoo ugu dambayntii lagu arkay iyadoo joogta meel u dhow beer uu aabeheed, Shabbar, 46-jir, ka shaqaynayey oo u dhow magaalada Reggio Emilia, bartamaha Talyaaniga.<\/p>\n

Booliiska ayaa sheegay in Shabbar uu dilka Saman la qorsheeyey hooyadeed Nazia Shaheen, 47-jir, adeerkeed Hasnain Danish, 33-jir, ina adeerradeed Nomanulhaq Nomanulahq iyo Ijaz Ikram, 33-jir iyo 28-jir, si gabadha loo khaarajiyo kaddib loogu aaso beerta gadaasheeda kahor inta aysan dalka la cararin.<\/p>\n

Baarayaasha dembigan ayaa sheegay in ay qoysku waxan oo idil u sameeyeen kaddib markii ay Saman diiddey in lagu diro wiil ay ilma adeer yihiin oo Pakistan<\/a> ku nool, iyadoo u sheegtay inay Talyaaniga saaxiib ku leedahay oo ay doonayso ”hab-nololeedka Galbeedka.”<\/p>\n

Ijaz ayaa haatan lagusoo celiyey Talyaaniga kaddib markii ay qabteen Booliiska Faransiisku, halka Shabbar iyo Nazia ay ku maqan yihiin Pakistan iyagoo dafirsan inay dileen gabadhooda. Waxaan se wacaalkooda la haynin Hasnain – oo ah aabaha mu’aamaradda – iyo Nomanulhaq.<\/p>\n

SIDA AY WAX U DHECEEN?<\/strong> Dacwad oogayaasha ayaa sheegay in kiiskani u noqonayo dayrtii sanadkii tegey, markii ay qoysku isku dayeen inay Saman geliyaan guur abaabulan, markaasoo ay ka carartay guriga reerka iyadoo social-ka la noolayd tan iyo Oktoobar, balse waxay guryo noqotay 11-kii Abriil ee sanadkan 2021, si ay usoo qaadato dokumentiyadeeda gaarka ah, waloow aan la fahmin sababta ay ugu baahatay.<\/p>\n

Booliiska ayaa intaa raachsey in 26-kii Abriil ay qoysku bilaabeen diyaarinta khaarajinteeda. Waana markii uu Hasnain uu waalidkeed u jaray tigidho ay dib ugu duulayaan Pakistan.<\/p>\n