Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":64028,"date":"2021-06-14T11:03:26","date_gmt":"2021-06-14T10:03:26","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=64028"},"modified":"2021-06-14T11:03:26","modified_gmt":"2021-06-14T10:03:26","slug":"xitaa-haddii-aan-dagaal-la-gelin-waxaa-jira-3-qodob-oo-khalad-ka-dhigaya-in-eritrea-ay-ciidan-somalia-u-tababarto-xogo-soo-baxay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/06\/14\/xitaa-haddii-aan-dagaal-la-gelin-waxaa-jira-3-qodob-oo-khalad-ka-dhigaya-in-eritrea-ay-ciidan-somalia-u-tababarto-xogo-soo-baxay\/","title":{"rendered":"Xitaa haddii aan dagaal la gelin waxaa jira 3 QODOB oo khalad ka dhigaya in Eritrea ay ciidan Somalia u tababarto (Xogo soo baxay)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 14 Juu 2021<\/strong><\/span> – Waxaa soo baxaya xogo cusub oo ku saabsan dhallinyarada Soomaaliyeed ee loo qaaday dalka Eritrea iyadoo la sheegayo in ay halkaa kusoo qaadanayaan tababar ciidan.<\/p>\n

Waalidiinta dhallinyaradaa qaarkood oo BBC u warramay ayaa xaqiijiyey in ay ubadkoodu u sheegeen in aan dagaal la gelin, balse uu Eritrea ku haysto silic haddii uu jiro midkii ugu xumaa.<\/p>\n

\u201cDhibaato badan inay qabaan ayuu ii sheegay oo la garaacay, oo la tumay, oo la xabbadeeyay, oo caddib intii qof bini\u2019aadam ah la marsiiyo intii ugu badnayd ay haysato, wax ay xal ka gaari karaanna aysan jirin,\u201d ayey tiri hooyo Foos Xasan oo BBC la hadashay.<\/p>\n

\u201cMar ay ila soo hadleen (wiilasheeda) waxay ii sheegeen in 24-kii saacba afar xabbo oo rooti ah oo qalayl ah in la siinaayo, dhar aysan haysan, bannaan ay seexdaan, maalintiina dabayl iyo kulayl aan la joogi karin, habeenkiina dhaxanta ay daran tahay, aad inay u dhibaataysan yihiin.\u201d ayay raacisay.<\/p>\n

Haddaba, marka laga soo tago hadalka hooyadan iyo waalid kale oo sheegay war sidan oo kale ah, waxaa jira 3 qodob<\/strong> oo sideedaba khalad wayn ka dhigaya in Eritrea ciidan noo tababarto:<\/p>\n

1<\/strong> – Eritrea waa dal 30 sanadood go’doonsanaa oo marka laga yimaado inuusan dalku lahayn khayraad badan oo dabiici ah aan misna lahayn kaabayaal fiican, taasoo adkaynaysa inay ka bixi karaan saanadda iyo lojiistikada ay u baahan tahay in ciidan la tababaro, waana meesha ay ka imanayso busaaradda iyo baahida ay dhallintu ka cabanayso. In ciidan la tababaraa waxay u baahan tahay hanti iyo jiscin badan.<\/p>\n

2<\/strong> – Eritrea iyo Somalia hadda isku nidaam ma aha oo Somalia waa dal dimoqraadi jilaya waloow xuquuqo badan iyo dastuurkaba lagu tunto, halka Eritrea ay tahay dal uu hal nin gacan bir ah ku hayo, sidaa darteed, waxaan xitaa is keenaynin mabaadii’da asaasiga ah ee ay tahay in la baro askari loo tababarayo dal fur furan oo ay askarinimadu xirfad tahay iyo askari loo diyaarinayo dal kali talis ah oo ay dadku agtiisa ka yihiin xoolo uu raacayo.<\/p>\n

3<\/strong> – Qorshaha ciidamadan Eritrea lagu geeyey waa mid aad u cilladaysan; min sida lagu soo xulay oo iimo badan laga sheegayo ilaa wacaalka diritaanka ciidamadaas iyo danta laga leeyahay oo ay kaliya og yihiin dad kooban oo ka tirsan madaxda sare ee DF, taasoo ka dhigaysa arri xitaa ka hor jeedda Dastuurka dalka, maadaama aanay ciidankan wax ka ogayn Baarlamanka dhexe oo shacabka iyo dalkaba metela, sharci ahaan.<\/p>\n

Waxaa Diyaariyey:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 14 Juu 2021 – Waxaa soo baxaya xogo cusub oo ku saabsan dhallinyarada Soomaaliyeed ee loo qaaday dalka Eritrea iyadoo la sheegayo in ay halkaa kusoo qaadanayaan tababar ciidan. Waalidiinta dhallinyaradaa qaarkood oo BBC u warramay ayaa xaqiijiyey in ay ubadkoodu u sheegeen in aan dagaal la gelin, balse uu Eritrea ku haysto silic […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63784,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b-31.jpg?fit=2560%2C1649&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-gEI","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64028"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64028"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64029,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64028\/revisions\/64029"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63784"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}