Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":63761,"date":"2021-06-06T11:19:28","date_gmt":"2021-06-06T10:19:28","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=63761"},"modified":"2021-06-06T11:31:17","modified_gmt":"2021-06-06T10:31:17","slug":"maraykanka-oo-samaynaya-gantaal-xamuul-dad-qaadaya-oo-saacad-ku-gaynaya-meel-kasta-oo-dunida-ah-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/06\/06\/maraykanka-oo-samaynaya-gantaal-xamuul-dad-qaadaya-oo-saacad-ku-gaynaya-meel-kasta-oo-dunida-ah-daawo\/","title":{"rendered":"GANTAAL RARTE: Maraykanka oo samaynaya gantaal xamuul & dad qaadaya oo saacad ku gaynaya meel kasta oo dunida ah (Daawo)"},"content":{"rendered":"
\n
\n

(Washington, DC) 06 Juun 2021<\/strong><\/span> – Ciidamada Cirka Maraykanka ee USAF ayaa sii daayey tafaasiil ku saabsan qorshe hankiisu aad u ballaaran yahay<\/a> oo ay ku samaynayaan gantaal qaadi kara canaab dhan ilaa 100 tan oo iskugu jirta xamuul iyo xitaa dad caadi ah, si uu dhanka saanadda uga taageero ciidamada Maraykanka.<\/p>\n

Gantaalkan oo la awood ah dayuuradda xamuulka ah ee loo yaqaan C-17 Airlifter<\/a>, ayaa la doonayaa inuu adeeggaas geeyo meel kasta oo dunida guudkeeda ka tirsan weliba 1 saacadood iyadoo uu gantaalku yahay kuwa<\/a> qaada markabyada 7-qaadka ah ee loo diro Saldhig Cireedka ISS ee Hawada Sare.<\/p>\n

Barnaamijkan oo sanadka soo aaddan la bilaabayo ayaa miisaaniyaddiisa<\/a> waxaa lagu muddeeyey 2022, iyadoo la dalbaday $48 milyan oo doollar oo cilmi baaris ah.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n

\n

Mashruucan oo lagu naanayso ”Rocket Cargo Program” ayaa marka si rasmi ah loo bilaabo dhismaha gantaalkan waxaa ku baxaysa balaayiin doollar.<\/p>\n

Waxyaabaha laga fikirayo waxaa ka mid ah degaalka gantaalkan maadaama ay gantaaluhu qarxaan marka ay meel ku dhacaan, balse waxaa laga fikirayaa in canaabta la sii saarayo maraakiib yar yar oo kasii fuqaysa gantaalka marka uu soo hoobto iwm.<\/p>\n