Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":63470,"date":"2021-05-29T09:21:12","date_gmt":"2021-05-29T08:21:12","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=63470"},"modified":"2021-05-29T09:21:12","modified_gmt":"2021-05-29T08:21:12","slug":"qoraal-qosol-badan-oo-laga-qoray-farqiga-u-dhexeeya-xiriirka-lamaanaha-guurka-kahor-kaddib","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/05\/29\/qoraal-qosol-badan-oo-laga-qoray-farqiga-u-dhexeeya-xiriirka-lamaanaha-guurka-kahor-kaddib\/","title":{"rendered":"Qoraal qosol badan oo laga qoray farqiga u dhexeeya xiriirka lamaanaha guurka kahor & kaddib"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 29 Maajo 2021<\/strong><\/span> – Waa qoraal ku saabsan sheeko maad badan oo ka hadlaysa farqiga u dhexeeya hab-dhaqanka lamaanaha guurka ka hor iyo kaddib, waloow aysan khasab ahayn inay lamaane kasta noocaan noqdaan, misna waa arrin dhacda.<\/p>\n<\/div>\n

Isaga: “Xabiibti?”<\/p>\n

Iyada: “Hee macaane”<\/p>\n

Isaga: “Marka aad xaaskayga moqoto, galab kasta meelahaa beeraha ayaan ku soo wareejin lahaa.”<\/p>\n

Iyada: “Ilaahay ha igu kaa simo xubbi”<\/p>\n

Isaga: “Aamiin xayaati. Ilmaha marka aad dhashana habeenkii aniga u soo jeedi lahaa dabadeed adiga oo hurda ayaan ku daawan lahaa.”<\/p>\n

Iyada: “Alla qalbi sidee baan u seexan karaa adiga oo soojeeda?”<\/p>\n

Isaga: “Waynu is beddelaynaa oo inta aan maalintii shaqada ku maqan ahay baad haynasaa ee habeenkii ii seexo xubbi.”<\/p>\n

Iyada: “Ax! Bes haddaba xabiibi.”<\/p>\n

Isaga: “Miyaad xanuunsanaysaa maxaad axda la haysaa qaali?“<\/span><\/p>\n

Iyada: “Maye bbe ee marka aad hadalladaa i tidhaahdo baa qalbiga la i dhufanayaa.”<\/p>\n

Isaga: “Waan ku jecelahay honey.”<\/p>\n

Iyada: “Ilaahay cadaw kale iyo naagba igama kaa tuso.”<\/p>\n

Bil kaddib guurka:<\/strong><\/p>\n

Isaga: “Naa macaawistaydii ii dhiib bal.”<\/p>\n

Iyada: “Orod halkii aad saaka dhigatay ka eego dee miyaannu kula xidhnayn?”<\/p>\n

Isaga: “Maxaad ka dhex qabanaysay guriga,,haddii aanad ka shaqayn oo aanad meel dhigin?”<\/p>\n

Iyada: isaga uma ay jawaabine iyada oo hoos u gunuusaysa; “Macaawistaydii ii dhiib uun buu af Soomaali ka bartay….uf, ilmahan sanka dheer baan iska dhex arkay anna.”<\/p>\n

Isaga: “Qado i sii bal, naagtaadani malaha meel kalaa lagaaga yeedhayaaye.”<\/p>\n

Iyada: “Qadaba maan karin oo hooyo ayaa xanuunsanaysay.”<\/p>\n

Isaga: “Hooyo aa? Hooyadaa miyaanay Dubay joogin?”<\/p>\n

Iyada: “Haddii ay joogto miyaanay hooyaday ahayn cadaw yahow?”<\/p>\n

Isaga: ” Waar bal amuurtan eega huunayaal!! Sidee loo hayaa hooyo markaa?”<\/p>\n

Iyada: “Lafagaraac baa haya baa la yidhi oo illaa xalay way cabbudhsanayd.”<\/p>\n

Isaga: “Yaaaa? Oo maxaad ii la soo hadli wayday oo ii odhan wayday suuqa ka soo qadee inta aanan suuqa ka soo bixin?”<\/p>\n

Iyada: “Oo xanuunka hooyadayba dan kama lihide qadadaada ayaad ka fikiraysaa miyaa? Warqaddayda iminka i sii waryaa eyahow, meel aan dadkayaga laga doonayn in aanan joogayn baa wallaahi ahe.”<\/p>\n

\n

W\/Q:<\/strong> Khadar Cabdi Cabdillaahi<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 29 Maajo 2021 – Waa qoraal ku saabsan sheeko maad badan oo ka hadlaysa farqiga u dhexeeya hab-dhaqanka lamaanaha guurka ka hor iyo kaddib, waloow aysan khasab ahayn inay lamaane kasta noocaan noqdaan, misna waa arrin dhacda. Isaga: “Xabiibti?” Iyada: “Hee macaane” Isaga: “Marka aad xaaskayga moqoto, galab kasta meelahaa beeraha ayaan ku soo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63471,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b-161.jpg?fit=1080%2C1248&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-gvI","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63470"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63470"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63470\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63472,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63470\/revisions\/63472"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63471"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63470"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63470"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63470"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}