Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":63450,"date":"2021-05-28T10:31:39","date_gmt":"2021-05-28T09:31:39","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=63450"},"modified":"2021-05-28T10:31:39","modified_gmt":"2021-05-28T09:31:39","slug":"sababtii-uu-bashiir-ku-mutaystay-qandaraasyada-waawayn-lacagihii-uu-muqdisho-u-dirayey-oo-la-caddeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/05\/28\/sababtii-uu-bashiir-ku-mutaystay-qandaraasyada-waawayn-lacagihii-uu-muqdisho-u-dirayey-oo-la-caddeeyey\/","title":{"rendered":"Sababtii uu Bashiir ku mutaystay qandaraasyada waawayn & lacagihii uu Muqdisho u dirayey oo la caddeeyey"},"content":{"rendered":"

(Nairobi) 28 Maajo 2021<\/strong><\/span> – Ganacsadihii la diley ee Soomaaliyeed, Mohamud Bashir Mohamed, ayaa waxyaabihii gadaashii la soo hadal qaaday waxaa ka mid ahayd in uu lacago badan u xawilayey dalka Somalia, taasoo loo fahmey mid qiil loogu sameeynayo dilkii naxariis darrada ahaa ee loo gaystey, iyadoo laga dhigayo inuu dembi ku jirey.<\/p>\n

Haddaba, Madaxa Howlaha ee shirkaddii uu Bashiir lahaa ee Infinity Development Limited, Leonard Makokha, ayaa sheegay in sababta ay Muqdisho lacagaha ugu dirayeen uu ahaa iyaga oo halkaa ka wadey mashaariic ay kala leeyihiin DF Somalia, dad gaar ah iyo QM oo ay qandaraas ku haysteen.<\/p>\n

Mr Makokha ayaa sheegay inay qandaraas ka haysteen Xafiiska QM ee Adeegyada Mashaariicda Somalia (UNOPS), iyadoo Muqdisho ka dhisayey Maxkamad iyo Xabsi leh degaan ay seexdaan garsoorayaashu oo ku kacay Sh200 milyan ($1.8 milyan oo doollar).<\/p>\n

Wuxuu sidoo kale sheegay in mashaariicda ay Infinity Development Muqdisho ka waddey uu ka mid ahaa dayactirka tuulada SOS Children Village, oo ay ku baxday Sh130 milyan ($1.2 milyan oo doollar). Labada mashruucba waa dhamaad hadda.<\/p>\n

Mashaariic waawayn<\/strong><\/p>\n

Bashiir oo ku shaqaynayey Mirage Towers, oo dhaca Chiromo Road, xaafadda Nairobi ee Westlands area, ayaa haatan u xiran tacsida iyo dhacdada naxdinta leh, iyadoo lagu wado in howsha maantaba dib loo bilaabo si loo sii wado mashaariicdii.<\/p>\n

Waxaa ka mid ah mid ku kacaya Sh729 milyan oo guryo jaban loogu dhisayo dadka ku dhaqan isku raranta Mukuru ee Nairobi iyadoo guryaha laga dhisayo dhul ku fadhiya 56-acre oo ay leedahay Wakaaladda Saadaasha Hawadu, iyagoo qandaraaska ka qaatay Wasaaradda Gaadiidka, Kaabayaasha, Guriyaynta iyo Horumarinta Magaalooyinka Kenya.<\/p>\n

Mr Makokha ayaa sheegay in Bashiir uu uga soo soo tegey Kisumu, oo ay labadoodu isula safreen, markii laga qafaalanayey bannaanka Miale Lounge oo ka tirsan Lavington. Wuxuu Dowladda Kenya ku wareejin lahaa carwo ay ku baxday Sh700m oo la yiraahdo Uhuru Business Park oo laga dhisay Kisumu 1-da bisha Juun.<\/p>\n

Makokha ayaa sheegay in sababta ay Infinity Development u heli jirtey mashaariicdan muhimka ah ay tahay inuu Bashiir ahaa nin jeclaa in shaqada loo qabto sida ugu fiican (perfectionist), laguna qabto waqtiga loogu tala galay, isagoo aan lacag dheeraad ah soo dallacanin, isla markaana aan howsha soo gaabin (shortcuts).<\/p>\n

“Markii uu Kisumu kasoo laabtay ee uu yimid Nairobi, waxaan ku wada hadalnay telefoonka si aan isula dabbaaldegno, markii la ii sheegay in la waayey waxaan is lahaa meel buu ku nasanayaa, balse maalintii 2-aad ayay runtu naga hor timid markii la sheegay inuusan reerka wicin, taasoo aan caadi ahayn.” ayuu gocday Makokha oo intaa raaciyey in xaalka Bashiir uu caadi ahaa maalmihii ugu dambeeyey ee geeridiisa.<\/p>\n

Waxaa Isku Duwey:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

\n

<\/div>\n