Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":63427,"date":"2021-05-27T10:28:14","date_gmt":"2021-05-27T09:28:14","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=63427"},"modified":"2021-05-27T10:28:14","modified_gmt":"2021-05-27T09:28:14","slug":"daawo-markii-ugu-horreeysey-taariikhda-oo-ay-hawada-gashay-dayuurad-dagaal-oo-gaar-loo-leeyahay-waa-diyaaraddii-duqaysay-nukliyeerkii-ciraaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/05\/27\/daawo-markii-ugu-horreeysey-taariikhda-oo-ay-hawada-gashay-dayuurad-dagaal-oo-gaar-loo-leeyahay-waa-diyaaraddii-duqaysay-nukliyeerkii-ciraaq\/","title":{"rendered":"DAAWO: Markii ugu horreeysey taariikhda oo ay hawada gashay dayuurad dagaal oo gaar loo leeyahay (Waa diyaaraddii duqaysay nukliyeerkii Ciraaq)"},"content":{"rendered":"

(Arizona) 27 Maajo 2021<\/strong><\/span> – Sharikadda Too Aces<\/a> ayaa la wareegtey dayuurad gacan 2-aad ah oo ah nooca F-16A\/B ‘Netz’ oo ay lahaayeen Ciidanka Cirka Israel, waxayna samaysay duullimaadkii abid ugu horreeyey ee ay dayuurad noocan ihi hawada gasho iyadoo ay leedahay shirkad gaar ah.<\/p>\n

Top Aces oo ay xarunteeda wayni ku taallo dalka Canada, ayaa hawada gelisey dayuuraddan F-16 oo ka duushay Mesa Gateway Airport ee Gobolka Arizona, iyadoo haatan guud ahaan haysata 29 dayuuradood oo ah nooca Vipers.<\/p>\n

Waa markii ugu horreeysey taariikhda ee ay Hay’adda Duullimaadyada Federaalka\u00a0 Maraykanka ee FAA ay rukhsad siiso sharikad gaar loo leeyahay oo haysata dayuurado dagaal oo noocan ah.<\/p>\n

Dayuuraddan gaarka ah lafteeda ayaa taariikh gaar ah leh, waayo waa middii lagu duqeeyey curiyihii nukliyeerka Ciraaq ee Osirak 1981-kii, waxay sidoo kale soo riddey dayuurad MiG ah xilligaas, sida ka muuqata soo yaalka dayuuraddan<\/a>.<\/p>\n