Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":63347,"date":"2021-05-25T11:15:56","date_gmt":"2021-05-25T10:15:56","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=63347"},"modified":"2021-05-25T21:01:12","modified_gmt":"2021-05-25T20:01:12","slug":"yaa-doonayey-inay-dilaan-bashiir-xiriirkii-uu-la-lahaa-madaxtooyooyinka-somalia-kenya-arxan-darrada-loo-diley-dayaca-maraykanka-doorka-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/05\/25\/yaa-doonayey-inay-dilaan-bashiir-xiriirkii-uu-la-lahaa-madaxtooyooyinka-somalia-kenya-arxan-darrada-loo-diley-dayaca-maraykanka-doorka-soomaalida\/","title":{"rendered":"Yaa doonayey inay dilaan Bashiir? Xiriirkii uu la lahaa Madaxtooyooyinka Somalia & Kenya (Arxan darrada loo diley, dayaca Maraykanka & doorka Soomaalida)"},"content":{"rendered":"
\n

(Nairobi) 25 Maajo 2021<\/strong> <\/span>– 8 bilood uun kahor, 22-kii Oktoobar, Bashiir Maxamed Gaboobe oo ah Soomaali Maraykan wuxuu MW Uhuru Kenyatta la tegey carwada Uhuru Business Park, halkaasoo ay dhisaysey shirkaddiisa injineeriyadda ee Infinity Development.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ha yeeshee, sida laga fahmi karo qaabka loo ciqaabay, gubista gaarigiisa iwm, waxaa dabcan jirey qof Bashiir aad ugu ciil cunsanaa oo ay ka go’nayd inuu u khaarajiyo sida ugu xanuun badan, taasoo lagala dhex baxay sida naxariis darrada ah ee loo qafaashay, loo jirdiley kaddibna loo khaarajiyey.<\/p>\n

Maydka Bashiir oo laga soo helay isagoo sabbaynaya webiga River Nyamindi 16-kii Maajo ayaa waxaa gartay qof ehelkiisa ah kaddib markii la keenay qaboojiyaha isbitaalka Kerugoya Level Five.<\/p>\n<\/div>\n

\n

XIRIIRRO DAHSOON<\/span><\/p>\n<\/div>\n

\n

Saraakiisha Amaanka ee Kenya waa ka aamusan yihiin xaaladda ku hareereeysan injineerkan dhintay oo 35-jir ahaa inay isha ku hayeen mana muuqato sababo loogu maleeyo inuu xiriir la lahaa kooxaha dembiyada ama argagixiso.<\/p>\n

Safaaradda Maraykanka ee Nairobi ayaa iyaduna qaadatay door aad u qayiran una qabow taasoo ka duwan wixii laga filayey dal awood leh oo halis la geliyey amaanka muwaadinkiisa deetana la diley meel kastaba dunida haka joogee.<\/p>\n

Taliyaha Booliiska Nairobi, Augustine Nthumbi, ayaa sheegay inay weli socoto oo ay baarayaan cidda qafaalatay kaddibna khaarajisey marxuumka, balse aanay weli wax wacaal ah haynin.<\/p>\n<\/div>\n

\n

DHAAWACYO MUUQDA<\/h2>\n<\/div>\n
\n

Qarreennada marxuumka ayaa sheegay in si xun loo jir diley Bashiir kahor intaanu dhimanin, tusaale, waxaa muuqda jugo badan oo ka muuqda wejigiisa iyo qadaadka dambe ee madaxiisa, iyadoo ay u egtahay in mararka qaar la jiidayey. Wax rasaas ihi kuma yaallaan, sida uu sheegay qarreen Charles Madowo.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Bashiir oo ahaa ganacsade najaxey ayaa wuxuu xiriirro ganacsi la lahaa dad kale. Wuxuu kaloo uu Infinity Development (ex Horn Construction Company oo uu sameeyey 2015) shirka kula ahaa jaalal kale oo dano kala duwan ku leh magaalooyinka Muqdisho, Nairobi iyo Imaaraadka (UAE).<\/p>\n<\/div>\n

<\/div>\n
\n

XIRIIR UU LA LAHAA VILLA SOMALIA<\/span><\/p>\n<\/div>\n

\n

Bashiir (AUN) wuxuu xiriir la lahaa saraakiil iyo madax sare oo ka tirsan DF Somalia, waxay shirkaddiisu meelo badan ka dhistay Villa Somalia iyo Wasaaradda Caafimaadka Muqdisho.<\/p>\n

Arrinta haatan naxdinta badan ee kiiskiisa xasaasiyadda u sii yeelaya waa inay sii badanayaan kiisaska dadka la waayayo ee deeto la helayo iyagoo meel cidlo ah ama webi lagu tuuray Bartamaha Kenya, sida uu qorayo The Nation.<\/em><\/p>\n

Dadka Soomaalida ah ee ku nool Kenya ayaa loogu baaqay inay arrintan si wayn uga dhiidhiyaan, maadaama uu yahay ifafaale halis ah oo mudan in aan la sahashan, maadaama ay jiraan kiisas hore.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Mr Bashiir, Allaha u Naxariistee, ayaa Kenya kula noolaa xaaskiisa gaar ahaan agagaarka Lavington ee Nairobi.<\/p>\n

Waxaa Diyaariyey:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n

<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Nairobi) 25 Maajo 2021 – 8 bilood uun kahor, 22-kii Oktoobar, Bashiir Maxamed Gaboobe oo ah Soomaali Maraykan wuxuu MW Uhuru Kenyatta la tegey carwada Uhuru Business Park, halkaasoo ay dhisaysey shirkaddiisa injineeriyadda ee Infinity Development. Ha yeeshee, sida laga fahmi karo qaabka loo ciqaabay, gubista gaarigiisa iwm, waxaa dabcan jirey qof Bashiir aad ugu […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63348,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b-13.png?fit=799%2C455&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-gtJ","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63347"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63347"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63347\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63370,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63347\/revisions\/63370"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63348"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63347"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63347"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63347"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}