Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":63075,"date":"2021-05-17T10:43:01","date_gmt":"2021-05-17T09:43:01","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=63075"},"modified":"2021-05-17T14:38:02","modified_gmt":"2021-05-17T13:38:02","slug":"ruushka-oo-howlgeliyey-raadaar-maraykanka-ceebeeyey-hal-meel-oo-uu-maraykanku-ku-fiicnaa-oo-ay-xal-u-heleen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/05\/17\/ruushka-oo-howlgeliyey-raadaar-maraykanka-ceebeeyey-hal-meel-oo-uu-maraykanku-ku-fiicnaa-oo-ay-xal-u-heleen\/","title":{"rendered":"Ruushka oo howlgeliyey raadaar Maraykanka ceebeeyey (Hal meel oo uu Maraykanku ku fiicnaa oo ay xal u heleen)"},"content":{"rendered":"

(Moscow) 17 Maajo 2021<\/strong><\/span> – Ruushka ayaa dhowaan howlgeliyey raadaar cusub oo lagu magacaabo Yenisei kaasoo leh awood farsamo iyo mid xeeladeed loona adeegsan karo hagitaanka gantaalaha casriga ah ee S-400 iyo S-500.<\/p>\n

Hannaanka Yenisei System<\/a> ayaa sidoo kale door wayn ka qaadan kara sirdoonka iyo sahanka, isagoo wada dhijitaal ah isla markaana otomaatig ah oo is wada, wuxuu kaloo awood u leeyahay inuu qabto sahan, sheegidda dayuuradaha iyo astaynta bartilmaameedyada isagoo aan xitaa shidnayn.<\/p>\n

Wuxuu adeegsanayaa hannaanka loo yaqaan ”active phased-array” oo ah anteeno dhudayaal mowjado danabaysan ah u kala diraysa jihooyin kala gedisan, iyadoo aan xitaa wareegin ama la jeed jeedinna heleysa bartilmaameed kasta oo ku dhex jira wareeg buuxa oo 360 darajo ah.<\/p>\n

Yenisei, wuxuu xogaha la wadaagi karaa raadaarrada kale ee doorarka kala duwan u shaqeeya ee S-400 iyo S-500, iyadoo jiilka dambe ee gantaalaha S-500 Prometheus lagu wado inay shaqo galaan sanadkan.<\/a><\/p>\n

Halka S-400 Triumph, Yenisei (oo uu weliba wehliyo raadaarka 96L6 oo sheegi kara bartilmaameedyada joog kasta oo ay ku socdaanba) ayaa la howlgeliyey.<\/p>\n

\n

Hannaanka raadaarka Yenisei ayaa leh saldhigyo meel fog laga hago, taasoo u saamaxaysa inuu ka nabad galo in tashwiish lagu furo. Tusaale, Ciidanka Cirka Maraykanka ayaa dagaallo badan ku guulaystey kaddib markii ay tashwiish ku fureen hannaanadii daafaca cirka ee dadkii ka hor jeedey.<\/p>\n

Yeelkeede, taasi waxba ka dhibi mayso Yenisei. Maxaa yeelay marka la jaam gareeyo wuxuu weli si sax ah u qaban karaa bartilmaameedkiisa, taasoo ka dhigan in Ciidamada Hawada Sare ee Ruushanka ee Russian Aerospace Forces ay meesha ka saareen faa’iido dhanka taatikada ah oo ay Maraykanku ka haysteen.<\/p>\n

Muuqaal kale oo uu leeyahay raadaarka Yenisei, waa inuu qayb gaar ah scan saari karo, si ka duwan habka soo jireenka ah ee wareegga ah, waxayna taasi ka caawinaysaa inuu arko gantaalaha baalistigga ah oo ay dhib badan tahay in la arko iyo in la qabto intaba.<\/p>\n

Wuxuu kaloo Yenisei raaci karaa gantaalaha la hago ee ay Ruushku ridaan isagoo hubinaya inuu si sax ah ugu dhacay bartilmaameedkiisa iyo in kale.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Waxaa Diyaariyey: <\/strong>Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Moscow) 17 Maajo 2021 – Ruushka ayaa dhowaan howlgeliyey raadaar cusub oo lagu magacaabo Yenisei kaasoo leh awood farsamo iyo mid xeeladeed loona adeegsan karo hagitaanka gantaalaha casriga ah ee S-400 iyo S-500. Hannaanka Yenisei System ayaa sidoo kale door wayn ka qaadan kara sirdoonka iyo sahanka, isagoo wada dhijitaal ah isla markaana otomaatig ah […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63080,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b-95.jpg?fit=745%2C403&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-gpl","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63075"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63075"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63075\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63095,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63075\/revisions\/63095"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63080"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63075"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63075"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63075"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}