Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":62895,"date":"2021-05-12T08:46:28","date_gmt":"2021-05-12T07:46:28","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=62895"},"modified":"2021-05-12T08:46:28","modified_gmt":"2021-05-12T07:46:28","slug":"3-arrimood-oo-ahmiyad-wayn-oo-ruuxi-ah-u-yeelaya-magaalada-quddus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/05\/12\/3-arrimood-oo-ahmiyad-wayn-oo-ruuxi-ah-u-yeelaya-magaalada-quddus\/","title":{"rendered":"3 arrimood oo ahmiyad wayn oo ruuxi ah u yeelaya magaalada Quddus"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 12 Maajo 2021<\/strong><\/span> – Maalmihii la soo dhaafay waxay xiisad ka taagnayd masaajidka Al-Aqsa oo u dhexeysay Muslimiinta Falastiiniyiinta ah iyo askarta Israa’iil. Dad badan oo Falastiiniyiin ah iyo askarta Israa’iil ayaa ku dhaawacantay. Booliska Israa’iil ayaa ka mid ah kuwa dhaawacmay.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Intooda badan waxay ku dhaawacmeen Masjidka Al-Aqsa, halkaas oo booliiska Israel ay ku ridayeen rasaas cinjr ah ah iyo bam gacmeedyo iyadoo Falastiiniyiintuna ay tuurayeen dhagxaan iyo dhalooyin.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Waddamada caalamka qaarkood ayaa ku baaqay in la dajiyo xasilooni darrada ka dhex aloosan Israa’iil iyo Falastiin oo faraha ka sii baxaya.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Mareykanka, Midowga Yurub iyo Britain waxay Israa’iil iyo Falastiiniyiinta ugu baaqeen inay xaaladda si dhaqsa ah u qaboojiyaan.<\/p>\n<\/div>\n<\/section>\n
\n
Xiisadda ayaa ka sii dartay habeennimadi Isniinta kaddib marki ay Falastiiniyiinta ay gantaallo ku soo tuureen magaalada qeybaha ay ka degenyihiin Israa’iiliyiinta.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Israa’iil oo jawaab uga dhigeyso gantaallada dhanka Falastiin laga soo riday waxay qaadday duqeymo dhinaca cirka ah, iyada oo duqeynta ku beegsatay saldhigyo ay kooxaha Falastiiniyiinta loo maleynayo iney gantaallada soo rideen.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Haddaba, sida guud maxay tahay muhiimadda ay Islaamka, Yahuudda iyo Masiixiyiinta u leedahay magaalada Qudus. Seddaxna Diin ba waxay wadaagaan in ay ku xiran yihiin Nabi Ibrahim (CS).<\/p>\n<\/div>\n