Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":62750,"date":"2021-05-08T18:24:39","date_gmt":"2021-05-08T17:24:39","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=62750"},"modified":"2021-05-08T18:38:02","modified_gmt":"2021-05-08T17:38:02","slug":"turkiga-oo-ka-mid-noqday-dalalka-aadka-u-xiiseeya-hubka-turkigu-soo-saaro-dal-aadan-filaynin-oo-1-aad-galay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/05\/08\/turkiga-oo-ka-mid-noqday-dalalka-aadka-u-xiiseeya-hubka-turkigu-soo-saaro-dal-aadan-filaynin-oo-1-aad-galay\/","title":{"rendered":"Imaaraadka oo ka mid noqday dalalka aadka u xiiseeya hubka Turkigu soo saaro (Dal aadan filaynin oo 1-aad galay)"},"content":{"rendered":"
(Abuu Dabeey) 08 maajo 2021<\/strong> <\/span>– Imaaraadka Carabta ayaa kaalinta 3-aad ka galay dalalka aadka u iibsada hubka Turki sameega ah qiimayn laga sameeyey rubaca 1-aad ee sanadkan 2021, sida lagu qoray Anadolu.<\/i><\/p>\n Waxaa kaalinta 1-aad ku jira dalka Maraykanka taasoo dad badan sidoo kale la yaab ku noqotay, iyagoo Turkiga ka iibsadey hub ku kacaya $386 milyan oo doollar, taasoo ka dhigan koror 56% ah markii loo eego xilligan oo kale sanadkii tegey.<\/p>\n Dalka Azerbaijan oo ay Turkiga isku qoowmiyad yihiin ayaa kaalinta 2-aad ku jira isagoo iibsadey hub ku kacaya $117 milyan oo doollar, halka uu Imaaraadku gatay hub ku fadhiya $90 milyan oo doollar. Waxa laga hadlayaa waa 4-tii bilood ee ugu dambeeyey.<\/p>\n Sidoo kale hubka uu Turkigu guud ahaan dunida ka iibiyo ayaa kordhay 47.7% marka la eego bilaha ugu horreeya sanadkan 2021.<\/p>\n Sida ay sheegtay Wasaaradda Ganacsiga iyo Dhoofka Turkigu, Turkiga ayaa Jannaayo iibiyey hub ku kacaya $167 milyan oo doollar, Febraayo $233 milyan, Maarso $247 milyan, halka uu $302.5 milyan hubkiisa ku iibiyey bishii Abriil ee dhamaatay.<\/p>\n