Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":62577,"date":"2021-05-05T08:00:36","date_gmt":"2021-05-05T07:00:36","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=62577"},"modified":"2021-05-05T08:59:32","modified_gmt":"2021-05-05T07:59:32","slug":"qabiil-marna-ma-keeno-wax-ka-badan-qab-maran-khilaaf-taban-qaybsanaan-qaran-jab-qabyaalad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/05\/05\/qabiil-marna-ma-keeno-wax-ka-badan-qab-maran-khilaaf-taban-qaybsanaan-qaran-jab-qabyaalad\/","title":{"rendered":"Qabiil marna ma keeno wax ka badan qab maran, khilaaf taban, qaybsanaan, qaran jab & qabyaalad"},"content":{"rendered":"
\n
\n
\n
\n
\n
\n

(Hadalsame) 05 Maajo 2021<\/strong><\/span> – Qabiilkaaga, qaranka ayaa ka weyn! Askumidda fikradaha iyo in la dhiso go’aanno lagu qaabeeyo nolosha aadanaha, waxay ku xirantahay, hadba sidii ay u fikirto bulshada ku nool bey’ada ay ku abuurantahay, waana waxa maanta lagu kala dhaqaaqay oo lagu kala hormaray.<\/p>\n<\/div>\n

In nolosha la qaabeeyase, kama wada timaado si guud dadka oo dhan. Qaran kasta waxaa u howshooda koox gaar ah oo allifta halkii loo jiheyn lahaa, kuwaas oo afkaarta ay dhilaan hab cilmi ah ula yimaada bulshada, kadibna billaaba iney u tabliiqeeyaan sidii loola qaadan lahaa.<\/p>\n

Soomaaliya oo maanta noqotay “Hashii ninka gurrani dheelmay”, waxaa hadba lagusoo tijaabiyay aragtiyo badidood aan laheyn ujeeddo dhab ah, kuwaas oo qaarkood dhaxalsiiyay bur-burkii cid kastaahi dacartiisii leeftay, waxaana ugu horreyay QABIILKA oo laga raray sumaddii garahada oo loo weeciyay in la isku kala sarreysiiyo QABYAALAD.<\/p>\n

Maanta oo aan ognahay in qof kasta oo Soomaali ah uu leeyahay booga danqanaya, waa ku ayaan-darro in fikraddii qabiiliga dib loosoo tumay, shalayna loosoo dhiibay dhallintii labeenta aheyd, maantana iyo shalayna madax badan lasoo ban baxeen.<\/p>\n

Ma garan karo wax Soomaali ka hooseeya oo maanta la raadinayo?!<\/p>\n

Nin oday ah ayaa laga hayaa “Muska usha ku dhufo, wixii ku jira, iyagaa ka boodi doonee”, maanta durbaan tunka reera muujinta, qabiil tilmaan maahee, waa qabyaalad kicin.<\/p>\n

Abwaan Guure ayaa maanso uu kaga hadlayay, wixii Soomaali dhigay halka ay ku jabtay ayaa meerisyo ku jiray waxaa kamid ahaa:-<\/div>\n

Qabiilkii muddaba iil<\/p>\n

ku jiree madiidaxay<\/p>\n

miiskii lasoo saar!.<\/p>\n

Haddaba, waxaan qabaa in siyaasadda dowladeed muxaafid leedahay, mucaaradna leedahay, waxayna isku diidaan aragtiyo, waxaana loo wada noqdaa shacabka oo mideysan sidii ay dhinac fikirkiisa u qaadan lahaayeen “Doorasho iyo codeyn”, laakiin umaddii mid aheyd lama kala raro.<\/p>\n

Qabiilkaagu waa kuu gaar, hase-ahaatee dan qaran ayaa aniga iyo adiga inna mideysee, taada gaarka ah, teenna hakula dul wareegina.<\/p>\n

FG: Waxaan u baahannahay dowlad aragti wadata iyo mucaarad sita mabda’ ka weyn qabiil.<\/p>\n

\n

Waxaan nahay Soomaali.<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Cabdicasiis Axmed Barrow<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 05 Maajo 2021 – Qabiilkaaga, qaranka ayaa ka weyn! Askumidda fikradaha iyo in la dhiso go’aanno lagu qaabeeyo nolosha aadanaha, waxay ku xirantahay, hadba sidii ay u fikirto bulshada ku nool bey’ada ay ku abuurantahay, waana waxa maanta lagu kala dhaqaaqay oo lagu kala hormaray. In nolosha la qaabeeyase, kama wada timaado si guud […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62578,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b-22.jpg?fit=932%2C575&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-ghj","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62577"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62577"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62577\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62581,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62577\/revisions\/62581"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62578"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62577"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62577"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62577"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}