Radio-France Internationale<\/em><\/a>, Mahamat Mahadi Ali, ayaa sheegay in D\u00e9by uu ka qayb galay dagaal dhacay Axaddii iyo Isniintii (18 iyo 19 Abriil), iyadoo lagu hardamayey bartamaha-galbeed oo u dhow Nokou oo ka tirsan Kanem.<\/p>\nD\u00e9by ayaa sida la sheegay Axaddii dagaalka ku dhaawacmay Axaddii, waxaana dayuurad kuwa qumaatiga u kaca ah loogu soo qaaday caasimadda oo 400 km u jirta furunta.<\/p>\n
YAA XILKA QABANAYA?<\/strong> Waxaa haatan jagada si KMG loogu wareejiyey Gole Ciidan oo uu hoggaaminayo Jen. Mahamat Kaka, oo loo yaqaan Mahamat Idriss D\u00e9by Itno, kaasoo ah wiilka MW Idriss-ka dhintay.<\/p>\nWuxuu si KMG dalka u horkacayaa muddo 18 bilood.<\/p>\n
Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"(N’Djamena) 20 Maarso 2021 – Sida uu sheegay TV-ga qaranka Chad, waxaa dhowaantan dhaawac soo gaarey u dhintay MW dalkaasi, Idriss D\u00e9by oo hoggaaminayey dagaal ka dhacay woqooyiga dalkaas. MW Idriss D\u00e9by ayay yaab lahayd inuu is doortay markii 6-aad isagoo shalay uun la sheegay inuu ku guulaystey 79.3%, sida laga baahiyey idaacadda qaranka. Sida […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61992,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/FB_IMG_1618918854024.jpg?fit=1080%2C717&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-g7R","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61991"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61991"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61991\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61994,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61991\/revisions\/61994"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61992"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61991"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61991"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61991"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}