Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":61798,"date":"2021-04-15T11:53:50","date_gmt":"2021-04-15T10:53:50","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=61798"},"modified":"2021-04-15T11:53:50","modified_gmt":"2021-04-15T10:53:50","slug":"turkiga-oo-aad-uga-faaiidey-ciriiriga-ay-reer-galbeedku-dhanka-hubka-uga-hayaan-inta-guul-ee-uu-gaarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/04\/15\/turkiga-oo-aad-uga-faaiidey-ciriiriga-ay-reer-galbeedku-dhanka-hubka-uga-hayaan-inta-guul-ee-uu-gaarey\/","title":{"rendered":"Turkiga oo aad uga faa’iidey ciriiriga ay reer Galbeedku dhanka hubka uga hayaan (Inta guul ee uu gaarey?)"},"content":{"rendered":"
(Ankara) 15 Maarso 2021<\/strong> <\/span>– Dalal badan oo reer Galbeed ah oo ay weliba Turkiga NATO ku wada jiraan sida Maraykanka, Jarmanka, Holland, Faransiiska, Canada iwm ayaa dalkaa ka cunaqabateeya qaar ka mid ah tiknolojiyadda farsamaynta hubka, waxaana ugu dambeeysey Canada oo hadda joojisey heshiis is dhaafsiga tiknolojiyadda ah, balse Turkiga ayaa arrintaa ka macaashay, sida ay sheegtay hay’adda soo saarista agabka ciidanka ee SSB.<\/p>\n MW Ismail Demir ayaa sheegay in xayiraadaha dalkiisa la saarayo ay keentay inay ilaa xad isku fillaadaan, waxaana tusaale fiican ah bikaacyada ay daroonnadu wax ku arkaan ee casriga ee Common Aperture Targeting System (CATS) oo ay si maxalli ah u dhistay shirkadda Turkiga ah ee Aselsan kaddib markii ay Canada hakisey (hadda waaba joojisey) inay farsamadaa qayb ka mid ah la wadaagto, iyadoo ku maagtay in daroonnada Turkigu ay gacan wayn ku lahaayeen xorayntii Nagorno-Karabakh.<\/p>\n Deeto sharikadda Baykar ee dhista daroonnada Bayraktar TB2 ayaa bishii Nofeembar ee 2002 ku guulaysatey inay gantaalo ay isla Turkigu sameeyeen ku tijaabiso daroonnadeeda, iyadoo adeegsanaysa bikaacyada ay farsamaysay shirkadda Aselsan ee isla Turkiga<\/a>.<\/p>\n Gantaalaha lagu xirey Bayraktar TB2 oo ah nooca smart-ga ah (MAM-L) ayaa waxaa samaysay shirkadda Roketsan ee isla Turkiga, waxaana lagu shiishay bikaacyada Aselsan oo adeegsanaya tiknolojiyadda far-toogadka ah ee CATS, iyadoo awood u leh inay shiishto bartilmaameedka neg iyo midka dhaqaaqaya iyadoo joog sare ku duulaysa.<\/p>\n CATS waa bikaacyo danabeed casri ah oo loo adeegsado sahanka, sirdoonka iyo shiishka bartilmaameedyada, waxaana lagu xiri karaa daroonnada, dayuuradaha qumaatiga u kaca, sahanka iyo kuwa guuxooda ka dheereeya.<\/p>\n