Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":61703,"date":"2021-04-13T10:56:27","date_gmt":"2021-04-13T09:56:27","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=61703"},"modified":"2021-04-13T10:56:27","modified_gmt":"2021-04-13T09:56:27","slug":"soomaalida-xoog-ma-lugu-xukumi-karaa-bal-aan-saykoloji-ahaan-u-derisno-ruuxda-qofka-soomaaliga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/04\/13\/soomaalida-xoog-ma-lugu-xukumi-karaa-bal-aan-saykoloji-ahaan-u-derisno-ruuxda-qofka-soomaaliga-ah\/","title":{"rendered":"Soomaalida xoog ma lugu xukumi karaa?! (Bal aan saykoloji ahaan u derisno ruuxda qofka Soomaaliga ah)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 13 Maarso 2021<\/strong><\/span> – Waxaa shalay muddo kororsi aan sharci ahayn oo uu muran badani ka joogo ku dhawaaqay Aqalka Hoose ee Baarlamanka, taasoo kaga sii daraysa xaaladdii awalba cakirnayd ee doorashadii la sugayey balse habsaanka gashay.<\/p>\n

Qaar ka mid ah dad siyaasiyiinta si indha la’aan ah iskaga taageera (Zealots) iyo qaar ka mid ah dad wax walba ka eegaya xagasha inay haatan dan ama kursi ku qabaan nidaamka jira, balse aan sanduuqa bannaanka uga bixi karin ayaa arrintan u guuxaya.<\/p>\n

Kaaga darane, qaar baa ku doodaya in ”Soomaalidu ku fiican tahay in xoog lagu xukumo”, haddaba, arrintaa maxaa ka jira?<\/p>\n

Soomaalida qof aan iyaga ahayn ee aragti madax bannaan oo ballaaran ka bixisa waxaa ugu horreeyey gumaysigii reer Galbeedka, walow ay kahor jireen dhowr qof oo sahmiye iyo bad-mareenno iskugu jirey, balse kuwaas aqoontoodu waa koobnayd.<\/p>\n

Waxay gumaystihii reer Yurub isku raaceen aragtidan: ”Soomaalidu waa xoolo raacato reer miyi ah oo madax bannaan aadna u dhib badan, kuwaasoo aad daacad ugu ah qabiilkooda iyo lafahooda.”\u00a0<\/em><\/p><\/blockquote>\n

Ruuxda Soomaaliga oo ay reer miyinnimadu gun-dhig weli u tahay xitaa haddii uu magaalo ku dhashay 2 fac, malaha aragti burjawaasi ah oo magaalo, waxaana ugu wacan in aan dalku weli helin xasillooni bulsho iyo mid umadeed oo muddo dheer soo taagnayd.<\/p>\n

Sababtu waxay tahay, dalka oo 7 sano xor ah wuxuu galay hubaal la’aan kaddib markii la khaarajiyey Madaxwaynihii, kaddibna inqilaab ciidan ayaa dhacay, kaasoo 8 sano kaddib dagaal wayn la galay Itoobiya, kaddibna waxaa la koowsadey jabhado qabaa’il ku dhisan oo aan aragti qaran xambaarsanayn, kuwaasoo dalkii dumiyey 14 sanood kaddib.<\/p>\n

Maadaama aysan weli noo dhismin nolol magaalo oo fadhida oo ay ka dhalato bulsho reer magaal ah oo waxbaratay, jeer uu haatan socdo kacaan shahaadooyin been ah iyo aqoon la baran la sheegto, waxaaba nagu adag inaan nidaamka caadiga ah u hoggaansanno, iskaba daa mid khasab iyo jujuub ehe.<\/p>\n

Waxaa intaa dheer, in annaga oo intan ka xasilan oo aan horay u lahayn khibradda colaado siyaasadeed oo Soomaalida dhexmaray, marka laga reebo dagaallo ceelasha la cabo ka dhaca iyo kuwo qabiil oo goos goos ah, ay umaddu aad u kala irdhowdey 21-kii sano ee khasabka wax lagu xukumayey ee wax lagu dhaqayey waxa loo yaqaan ”siyaasad geela”, taasina natiijada ay keentay waanagii ogayn oo waxay ku idlaatay in maanta Somalia ay tahay ”Qobtol qabyaaladeed” oo ay kun qabiil u kala qaybsan tahay, kuwaasoo ay qaar sheegteen inay go’een.<\/p>\n

Maadaama haddaba marka la falanqeeyo ruuxda Soomaaliga (psycho analysis) ay kuusoo baxayso inuu yahay qof leh shucuur madax bannaan (free spirit) oo uu jecel yahay inuu iska hadlo, iska guuro, meeshii uu doono iska dego, xilligii uu doono socdo, taasi xaaladda sahal uga dhigi mayso qofkii damca inuu khasab ku dacayeeyo, waayo ma aha hebel hayin ah ee waa buubaal dhib badan oo aan mararka qaar dantiisaba aqoonin. Caksi ahaan, waxaaba xukumi kara qofka ogol inay iska nefisaan, waayo ugu yaraan markaa war badan oo sidii naqas ugu xiran ayay iska tufayaan deetana waa yara degayaan.<\/p>\n

Waxaa ka daran in maanta aynaanba haynin dal xoog lagu xukumi karo marka la eego sida ay Soomaalidu u kala qaybsan tahay una wada qalabaysan tahay, welibana in laguba fikiro in xoog dambe wax lagu xukumo waa aragti nacasnimo ah inta u guuxaysaana aanay garaad badnayn, marka xaaladda maxalli ahaan iyo caalami ahaanba loo darso. Qiyaas dal min askari ilaa Madaxwayne mushaarkiisa uu caalamku bixinayo ee aan misna isku xirnayn.<\/p>\n

Taa bidaalkeeda, waxaa ila quman in dalkaa berrin roobaad loo birbiriyo lana dhiso dal ay dadku xor iyo baraare ku nool yihiine aan hal nin baabkii u busaaradaysnayn.<\/p>\n

Waxaan rajaynayaa in inta la isku laabto caqliga laga shaqaysiiyo oo hunguriga talo lagu daro, waxaan sidoo kale, cid kasta oo wax ku diiddan nidaamka haatan jira aan kula talinayaa inay is dejiyaan oo siyaasad silmi ah kula dagaallamaan wixii khalad ah, balse aysan khalad ku sixin khalad, taas cidna ka macaashi mayso oo waa ka daroo dibi dhal.<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 13 Maarso 2021 – Waxaa shalay muddo kororsi aan sharci ahayn oo uu muran badani ka joogo ku dhawaaqay Aqalka Hoose ee Baarlamanka, taasoo kaga sii daraysa xaaladdii awalba cakirnayd ee doorashadii la sugayey balse habsaanka gashay. Qaar ka mid ah dad siyaasiyiinta si indha la’aan ah iskaga taageera (Zealots) iyo qaar ka mid […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61557,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/b4-1.jpg?fit=904%2C602&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-g3d","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61703"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61703"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61704,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61703\/revisions\/61704"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61557"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}