Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":61307,"date":"2021-04-03T11:21:02","date_gmt":"2021-04-03T10:21:02","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=61307"},"modified":"2021-04-03T11:21:14","modified_gmt":"2021-04-03T10:21:14","slug":"aragti-shaydaan-tijaabo-lagu-doonayey-in-lagu-weeciyo-ilayska-qorraxda-oo-la-hakiyey-tijaabo-halis-ah-oo-socota","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/04\/03\/aragti-shaydaan-tijaabo-lagu-doonayey-in-lagu-weeciyo-ilayska-qorraxda-oo-la-hakiyey-tijaabo-halis-ah-oo-socota\/","title":{"rendered":"ARAGTI SHAYDAAN: Tijaabo lagu doonayey in lagu weeciyo ilayska qorraxda oo la hakiyey & tijaabo halis ah oo socota"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 03 Maarso 2021<\/strong> <\/span>– Hay’adda Hawada Sare ee Sweden (SSC) ayaa hakisay tijaabo lagu doonayey in lagu weeciyo in badan oo ka tirsan ilayska qorraxda iyada oo la adeegsanayo maaddo la yiraahdo aerosol oo hawada lagu buufinayo si baa la yiri wax looga qabto cimilada sii kululaanaysa.<\/p>\n

Qorshahan oo uu maalgeliyey Bill Gates, ayaa mucaaradad wayn kala kulmay dad degaanka u dooda oo diidey tijaabadan oo Juun dhici lahayd.<\/p>\n

Cilmi baarayaal ka kala socda Jaamacadda Harvard University, iyo hay’adda SCoPEx, ayaa lagu doonayey in hawada lagu sii daayo curiyeyaal ka kooban maaddooyinka kaalshiyam iyo kaarboon la isku gubey (calcium carbonate), taasoo lagu naynaaso dambaskii jeesada (Chalk dust), iyadoo la saarayo balloon gaaraya joog aad u fog oo buufinaya si loo eego saamaynta ay ku yeelan karto fallaaraha qorraxda ee dhulka imanaya.<\/p>\n

SIDEE U FIKIRAYAAN KHUBARADU?<\/strong><\/p>\n

Hannaankan oo la yiraahdo geoengineering wuxuu qorshihiisu yahay in dayuurado sida maadada aerosol oo dayuurado marka dambe lagu qaadayo lagu buufiyo hawada sare gaar ahaan lakabka loo yaqaan stratosphere.<\/p>\n

Dadka qorshahan keenay ayaa taageeranaya foolkaanihii 1991-kii ka qarxey Buurta Pinatubo ee dalka Philiphines, kaasoo ahaa qaraxii 2-aad ee foolkaano ah ee ugu waynaa guud ahaanba qarnigii 20-aad.<\/p>\n

Qaraxan oo ay ku dhinteen 900 oo qofood ayaa hawada ku butaacey iyadoo gaaskii sunta ahaa, saxarro iyo dambasku ay gaareen lakabka stratosphere oo ay muddo ku negaayeen taasoo dhalisay.<\/p>\n

Waxa sida gaarka ah loo danaynayaa waa gaas ka samaysan Sulfur Dioxide oo ur badan isla markaana aan loo jeedin, kaasoo markii ay biyaha isku milmaan samaynaya aashitada Sulfuric Acid, taasoo yaraysay ilays qorraxeedkii dhulka soo gaarayey 1%, waxaana ka dhalatay in heerkulka dunidu uu hoos u dhoco 0.5 digrii Celcius, taasoo socotey muddo 3 sanadood ah.<\/p>\n

Haatan ayaa la doonayaa in maadooyinkaa hawada lagu buufiyo waana arrin sahlan farsamo ahaan, balse waxay dhibaato ka joogtaa inaan la saadaalin karin dhibaatada ka dhalan karta maadaama aanay hubnayn natiijada ka dhalan kartaa.<\/p>\n

Tusaale, waxaa ka dhalan kara in inay is bedelaan xilli-roobaadyadii la yaqaanney oo meelaha qaar roobba laga waayo, sidoo kale aashitadan hawada sare lagu shubayaa waxay u daran tahay lakabka dhulka ka celiya fallaaraha qorraxda ee Ozone Layer-ka, iyadoo ay jirto aragti kale oo ah in booska Sulfur-ka la geliyo Calcite, balse waa wax tijaabooyin badan iyo waqti u baahan.<\/p>\n

Waxaa arrimahan ka dhalan kara dhibaatooyin aan hadhow dib loo celin karin oo saameeya nolosha insaanka, sidaa darteed, waxaa ku gedaaman cabsi aad u ballaaran.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Waxaa Isku Duwey:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 03 Maarso 2021 – Hay’adda Hawada Sare ee Sweden (SSC) ayaa hakisay tijaabo lagu doonayey in lagu weeciyo in badan oo ka tirsan ilayska qorraxda iyada oo la adeegsanayo maaddo la yiraahdo aerosol oo hawada lagu buufinayo si baa la yiri wax looga qabto cimilada sii kululaanaysa. Qorshahan oo uu maalgeliyey Bill Gates, ayaa […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61309,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/b1-4.jpg?fit=1999%2C1125&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-fWP","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61307"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61307"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61307\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61311,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61307\/revisions\/61311"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61309"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61307"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61307"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61307"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}