Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":6087,"date":"2018-07-26T18:16:42","date_gmt":"2018-07-26T17:16:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=6087"},"modified":"2018-07-26T19:24:31","modified_gmt":"2018-07-26T18:24:31","slug":"toos-ula-soco-samaynta-isku-aadka-horyaalka-talyaaniga-live","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/07\/26\/toos-ula-soco-samaynta-isku-aadka-horyaalka-talyaaniga-live\/","title":{"rendered":"DEG DEG: Isku aadka horyaalka Talyaaniga oo la sameeyay"},"content":{"rendered":"

(Milano) 26 Luulyo 2018<\/strong><\/span> – Waxaa haatan la sameeyay isku aadka horyaalka Serie A-da Talyaaniga fasal-ciyaareedka 2018-19, waxaana durba soo baxay todobaadka 1-aad.<\/p>\n

Dhanka iidhehda magaca lagu sameeyo sanadkan waa la kala qaaday oo waxaa 3 sano oo kale dhanka horyaalka loo saxiixay sharikadda isgaarsiinta Talyaaniga ee TIM oo awal waxa dhan isku haysatey, halka Coppa Italia iyo Super Coppa Italianna ay isku qaadatay shirkadda tareennada Frecciarossa oo sanadkii 5 milyan oo euro bixinaysa.<\/p>\n

Horyaalka Talyaaniga ayaa bilaabmaya Sabti 18-ka Agoosto 2018 ee soo aaddan, isagoo xirmaya Axad 26-ka Maajo 2019, kulamada horyaalka ayaa u dhici doona qaabkan:<\/p>\n

Sabti waxaa dhici doona 3 kulan oo ku kala beegan 15:00, 18:00 iyo 20:30.<\/strong><\/p>\n

Axadna waxaa dhici doona inta harsan oo kala dhici doona; 12:30, 15:00, 18:00 iyo 20:30,<\/strong> halka Isniin uu dhici doono hal kulan oo lagu beegayo 20:30.<\/strong><\/p>\n

Kulamada dhici doona bartamaha todobaadku waxay ku beegmeen:<\/strong><\/p>\n

Arboco 26-ka Sebtembar, Aboco 26-ka Diseembar 2018 iyo Arboco 3-da Abriil 2019.<\/p>\n

26-ka Diseembar waxaa dhici doona kulamo nooca Premier League ee Boxing Day loo yaqaanno oo kale, halkaasoo ay 10 kooxood wada ciyaarayaan hal maalin.<\/p>\n

Waxaa jiri doona 6 todobaad dhamaad oo aan la dheeli doonin Serie A inta uu fasalkani soconayo, waxaana ka mid ah 2 todobaad oo fasax ah oo ku jira bisha Jannaayo ee sanadka cusub min 6 ilaa 13 Jannaayo.<\/p>\n

Afarta soo hartan waa biririf ku aaddan ciyaaraha caalamiga ah ee dhici doona Sebtembar 9, Oktoobar 14, Nofeembar 18 iyo Maarso 24.<\/p>\n