Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":60335,"date":"2021-03-09T10:07:30","date_gmt":"2021-03-09T10:07:30","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=60335"},"modified":"2021-03-09T10:13:46","modified_gmt":"2021-03-09T10:13:46","slug":"sambuus-sigan-ogow-sababta-ay-kenya-14-jeer-ugu-celcelisey-tibix-ku-jirta-heshiiska-mou-ee-ay-la-gashay-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/03\/09\/sambuus-sigan-ogow-sababta-ay-kenya-14-jeer-ugu-celcelisey-tibix-ku-jirta-heshiiska-mou-ee-ay-la-gashay-somalia\/","title":{"rendered":"SAMBUUS SIGAN: Ogow sababta ay Kenya 14 jeer ugu celcelisey TIBIX ku jirta heshiiska MoU ee ay la gashay Somalia"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 09 Maarso 2021<\/strong><\/span> – Mahad oo dhan Ilaahay baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha Ahaato.<\/p>\n

Axaadiista Nebigeenna Ka sugnaatay ee Tiirarka Nolosha iyo Tusaalaha Noqotay waxaa ka mida, Xadiiska oranaya (( Haddaadan Xishoon Waxaad Doonto Fal)).<\/p>\n

Sidaas darteed ayey Soomaalidu tidhaahdaa Xishood waa Diin.<\/p>\n

Xaddiiskan wuxuu igu soo dhacay, markaan maqlay (Is Afgarad) ay DKM G ahi la saxiixatay Dawladda Kenya, uuna xagga Soomaalida u qalinka u hayey Cabdiraxman Cabdishakur.<\/p>\n

Soomali badan ayaa qaylisay, Culimo, Aqoon yahan, iyo Waxgaradba isugu jira. Waxaa lala yaabay sida Qoladan ku meelgaarka ahi, ugu dhiirranayaan, oo misana ugu indha adagyihiin, arrimo saamayn weyn kuleh Soomaaliya Aaayeheeda (Dal & Dadba). Markii lagu baraarujiyey waxa ay saxiixeen iney ku gafeena, weyba is caraysiiyeen, xusul duubna wexey u galeen iney (indha adayg) ugu doodaan inaaney dhulna taako ka tanaasulin, dalna ayan dayicin. Raisul wasaaruhuna wuxuu dadka Soomaaliyeed usoo jeediyey (Muxaadaro) (Idaacadda VOA) ama (Lecture) uu ku kala barayo farqiga u dhexeeya (Agreement) (Heshiis) iyo (Memorrandum of Understanding) (Warqad is Afgarasho). Wuxuuna ku canaantay (Dadka Soomaaliyeed) ee Cuimada leh, Professorada leh, Garyaqaanada Leh, Aqoon yahanka Kala duwan leh, Khubarada Badaha iyo Dawladnimada leh, (Dhamaantood isagoon kala saarin) iney yihiin dad aan waxba garanayn, (Af ingiriisigana) aan aqoon, iyagoon waxba akhrinna iska qaylinaya!! Cabdishakuurna wuxuu yiri, waxaanba la yaabbanahay Soomaaliya iyo Keenya Xadba looma xarriiqin!!<\/p>\n

War Illeyn Dad la aragba dhib la arag! Haddaa Cilmi Adduun iyo mid Aakhiraba ma Cumar & Cabdishakur buu ku idlaaday, haddii Soomaalida kale dhamaantood aqoon la,aan la ciirsantahay! Soomaaliyana Xuduudeedu ma wexey sugeysey, Cumar iyo Cabdishakur oo aan weli meel ay salka dhigaan lahayn?\u00a0 Maxaa ugu wacan nimanka xishood la’aanta, oo haddeey qalad galeen ama wax loo hoos geliyey u qiran waayeen, si wax loola daba qabto. Waa wax lala yaabo, laakiin bal aan (Is afgaradkan) wixii iiga bidhaamay ka sheego:<\/p>\n