Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":59479,"date":"2021-02-19T09:02:48","date_gmt":"2021-02-19T09:02:48","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=59479"},"modified":"2021-02-19T09:04:28","modified_gmt":"2021-02-19T09:04:28","slug":"hal-arrin-oo-nuxurka-ka-dishey-dibedbaxa-ay-ku-baaqeen-musharrixiintu-mid-ka-hoos-baxday-df","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/02\/19\/hal-arrin-oo-nuxurka-ka-dishey-dibedbaxa-ay-ku-baaqeen-musharrixiintu-mid-ka-hoos-baxday-df\/","title":{"rendered":"Hal arrin oo nuxurka ka dishey dibedbaxa ay ku baaqeen Musharrixiintu & mid ka hoos baxday DF"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 19 Feb 2021<\/strong><\/span> – Waxa xalay Muqdiso ka dhacay arrin fiican ma ahayn, lama kala roonaan. Laakiin taariikh yar ayaan idinla wadaagaa.<\/p>\n

Markii aan dhageystay hadalkii Jeneraal Indha Cadde waxaan xusuustay hadal uu 2008-dii yiri Sheikh Xasan Daahir Aweys oo ahaa \u2018in Indha Cadde uu caan ku yahay burburinta koox kasta oo uu ku biiro.\u2019<\/p>\n

\u2022 Bishii Sebtember 2006 wuxuu ku biiray maxkamadaha oo uu xil sare ka qabtay. Saddex bill kaddib wuxuu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Itoobiya, isagoo wacad ku maray \u2018in Addis Ababa lagu soo tukan doono.\u2019 Mackamadihii waa laga adkaaday, Itoobiyana Muqdisho ayay timid.<\/p>\n

\u2022 Wuxuu la saaxiibay Barre Hiiraale oo xilligaas ahaa hoggaamiyihii Isbaheysiga Dooxada Jubba, markii dambena waxay is qilaafeen.<\/p>\n

\u2022 Wuxuu ku biiray Isbaheysigii Xisbul Islaam ee uu sanadkii 2008, muddo gaaban kaddibna wuxuu ku lug yeeshay qilaaf ka dhex taagnaa Xisbiga. Wuxuu ku dhawaaqay inuu xilka ka qaaday Cumar Iimaan oo guddoomiye u ahaa. Xasan Daahir oo arrintaas ka carooday ayaa ku eedeeyay \u2018inuu Indha Cadde caan ku yahay burburinta koox kasta oo uu ku biiro.\u2019<\/p>\n

\u2022 Wuu ka soo goostay Xisbiga, wuxuu noqday wasiirka ka tirsan dowladdii KMG ahayd, markii dambena waa is casilay, isagoo u sababeynaya in dowladda ay uga baxday ballamo ay la gashay.<\/p>\n

\u2022 Xukuumaddii Shariif oo uu ka tirsanaa ayaa xabsi-guri galisay, kaddib iscasilaaddiisii, markii ciidamo iyo hub uu damcay inuu la aado gobollada dhexe oo ay Ahlu Sunna joogeen laga war helay.<\/p>\n

\u2022 Dhawaan ayuu ku dhawaaqay inuu mas\u2019uul ka yahay amniga Musharraxiinta madaxweyne.<\/p>\n

\u2022 Xalay wuxuu Daljirka Daahsoon geeyay ciidamo uu watay oo uu sheegay inay sugayaan ammaanka dibadbaxyada maanta la qorsheeyay maadaama \u2018Dalka aanay dowlad ka jirin.\u2019<\/p>\n

Musharraxiinta iyo madaxdii hore waxay leeyihiin waa nala soo weeraray, dowladduna eedeyn taas la mid ah ayay jeedineysaa, waxaase muuqata in marka si dhexdhexaadnimo ah loo fiiriyo ay labada dhinacba mas\u2019uuliyad darro ka jirto. Indha Cadde wuu ka baaqsan karay ereyada qaar oo colaad hurin u muuqday, dowladduna ma ahayn inay awood iyo ammarro xilli dambe yimid oo u muuqday in dibadbaxyada lagu joojininayo ay soo saarto.<\/p>\n

Waxaan qiyaasayaa in madaxdii hore aanay dooneyn in magaalada lagu dagaallamo, balse rag iska celin iyo qab weyni ay ku kirto, halka dowladdii dalka mas’uulka ka ahayd ay xifaltan ku jirto.<\/p>\n

Colaad faa\u2019iidadeeda aragnaye ummadda haloo turo.<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Tahliil Colaad Xasan<\/p>\n

FG:<\/strong> Aragti kasta waxay ka tarjumaysaa aragtida qofka ku saxiixan<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 19 Feb 2021 – Waxa xalay Muqdiso ka dhacay arrin fiican ma ahayn, lama kala roonaan. Laakiin taariikh yar ayaan idinla wadaagaa. Markii aan dhageystay hadalkii Jeneraal Indha Cadde waxaan xusuustay hadal uu 2008-dii yiri Sheikh Xasan Daahir Aweys oo ahaa \u2018in Indha Cadde uu caan ku yahay burburinta koox kasta oo uu ku […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59417,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/FB_IMG_1613575745241.jpg?fit=960%2C446&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-ftl","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59479"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59479"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59479\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59482,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59479\/revisions\/59482"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59417"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59479"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59479"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59479"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}