Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":59476,"date":"2021-02-18T20:41:46","date_gmt":"2021-02-18T20:41:46","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=59476"},"modified":"2021-02-18T20:41:46","modified_gmt":"2021-02-18T20:41:46","slug":"turkiga-oo-ka-fikiraya-inuu-somalia-ka-dhisto-meel-laga-tuuro-dayax-gacmeedyada-sabab-jayolojiyeed-oo-somalia-muhim-ka-dhigaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/02\/18\/turkiga-oo-ka-fikiraya-inuu-somalia-ka-dhisto-meel-laga-tuuro-dayax-gacmeedyada-sabab-jayolojiyeed-oo-somalia-muhim-ka-dhigaysa\/","title":{"rendered":"Turkiga oo ka fikiraya inuu Somalia ka dhisto meel laga tuuro dayax-gacmeedyada (Sabab Jayolojiyeed oo Somalia muhim ka dhigaysa)"},"content":{"rendered":"
(Ankara) 18 Feb 2021<\/strong><\/span> – Turkey ayaa dhowaan ku dhawaaqay mashruuc ballaaran oo uu dayax-gacmeed ugu dirayo hawada sare 2028, kaasoo ku kacaya $1bilyan oo doollar ayaa waxaa Somalia looga samaynayaa xarun laga tuuro, sida ay ilo hoose kasoo ogaatey Middle East Eye.<\/p>\n MW Turkiga ee Recep Tayyip Erdogan ayaa todobaadkii hore kashifay<\/a> jadwal ka kooban laba marxaladood oo uu Turkigu sidoo kale ku doonayo inuu ku dego bisha, isagoo adeegsanayo gantaal ku shaqaynaya tamar laba-barax ah oo uu isagu dhisay kaasoo bilaabmaya 2023. Marxaladda 2-aad waa 2028.<\/p>\n Xogta la helayo ayaa sheegaysa in Turkigu uu qorshaynayo inuu bar laga tuuro gantaalaha qaadaya dayax-gacmeedyada la doonayo in laga dhiso Somalia, oo ah dal jaal amaan la ahaa Turkiga tan iyo 2011-kii, isla markaana uu ku yaallo saldhigga ugu wayn ee uu Turkigu ku tababaro ciidamada.<\/p>\n Serdar Huseyin Yildirim, MW Hay’adda Hawada Sare ee Turkiga ayaa diidey inuu ka hadlo<\/a> inay Somalia saldhiggaa ka dhisanayaan mar ay waydiisey BBC Turkish 12 Febraayo, isagoo ilaalinaya xasaasiyadda arrintan.<\/p>\n Yeelkeede, Turkiga ayaa la sheegay in uu sidoo kale ka fikirey dalka Libya, balse Somalia ayaa haysata faa’iido dhanka Sayniska iyo Jayolojiga ah maadaama ay ku taallo dhul-baraha oo ay ku wanaagsan tahay in laga tuuro dayax-gacmeedyada, sidoo kalena ay xiriir wanaagsan la leedahay Turkiga oo ay dhismahaa uga bixi karto $350m oo doollar.<\/p>\n