Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":59209,"date":"2021-02-13T09:54:46","date_gmt":"2021-02-13T09:54:46","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=59209"},"modified":"2021-02-13T09:55:21","modified_gmt":"2021-02-13T09:55:21","slug":"yaa-ka-dambeeya-qaraxyada-muqdisho-lala-beegsado-maxay-se-tahay-ujeedada-ka-dambaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/02\/13\/yaa-ka-dambeeya-qaraxyada-muqdisho-lala-beegsado-maxay-se-tahay-ujeedada-ka-dambaysa\/","title":{"rendered":"Yaa ka dambeeya qaraxyada Muqdisho lala beegsado? Maxay se tahay ujeedada ka dambaysa?"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 13 Feb 2021<\/strong><\/span> – Waa wax macruuf ah oo qof walba oo Soomaali iyo Ajnabi ahba uu og yahay in Muqdisho ay tahay caasimaddii Soomaaliya, sababta mar walba qaraxa loogu wadana ay tahay ama laga rabo oo kaliya “Caasimaddii Soomaaliya ammaan ma ahan”, qaraxyada Muqdishana waa kuwo ka geddisan qarraxyada kale waana mid lagu bixiyo kharash fara badan.<\/p>\n

Sababtuna waxay tahay haddii Muqdisho la nabad geliyo oo qarraxyadan keligeed lala bar tilmaameedsanayo laga daayo waxay noqonaysaa meel xasilloon oo ganacsi iyo horumar ballaaran sameysa.<\/p>\n<\/div>\n

Horumarkaas ayaa wuxuu ka hor imaanayaa dano badan oo deriska, maamul Goboleedyada, Beesha Caalamka, Midowga Yurub iyo AMISOM, waxaa jira dowlado iyo shaqsiyaad ka xun kobaca dhaqaale ee ay sameyneyso Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisho, waxay kooxahan cadowga ah, cadowgana la shaqeysta ay ku qasbanaadeen in ay si gaar ah u eegtaan Muqdisho, ujeeddadooduna waa mid “Caasimaddaas yaysan degin”.<\/p>\n

Waagii hore waxaa la oran jiray “reer Muqdisho nabad ma rabaan oo qarraxa iyagaa wada”, laakiin taasi way beenowday, waana waxba kama jiraan, waa dad isnabdoon, iska cibaadeysanaya oo iska ganacsanaya laakiin dad baa argagixiso joogto ah ku noqday. Way og yihiin in Xamar ay tahay isha keliya ee la wada eeganayo oo haddii ay xasishana ay gabi ahaan Soomaaliya hagaagayso.<\/p>\n

Wax kale haddii ah waayaan kooxahan Muqdisho ka degi la’dahay waxaa soo wacaya kooxihii ku shaqeysan jiray, waxaana war looga billaabayaa “Waryaada hayeh, idinma aragnee waa maxay, waxna ma maqalnee, jugba ma maqal maalmahaane maxaad u shaqeysan la’dihiin, waryaada wax na maqashiiya oo si dhaqso ah aan idaacadaha uga maqalno jug ku saabsan caasimadda, haddii kale ma shaqeystayaal baad noqonaysaan”, daqiiqado kaddib ayaa Muqdisho oo Shaaheeda caddeyska ah iska cabaysa waxaa soo galaya Balaayo la soo diray oo la haadaysa baabuur ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa.<\/p>\n

Haddii la helo maamul iyo shacab, Boolis iyo Sirdoon gacmaha intay is qabsadaan fur fura shabakad walba oo wax u soo maleegeysa inay dhibaateeyaan dadka shacabka ah waa xalka keliya ee howshan lagu soo afjari karo ~Biyo intaysan ku soo gaarin baa la iska moosaa~<\/p>\n

\n

Ha la dul qaato, ha la sabro oo ha la adkeysto mashruucan maalin maalmaha ka mid ah ayuu iska soo geba geboobi doonaa insha ALLAAH.<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Yaxye Y. Khasaaro<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 13 Feb 2021 – Waa wax macruuf ah oo qof walba oo Soomaali iyo Ajnabi ahba uu og yahay in Muqdisho ay tahay caasimaddii Soomaaliya, sababta mar walba qaraxa loogu wadana ay tahay ama laga rabo oo kaliya “Caasimaddii Soomaaliya ammaan ma ahan”, qaraxyada Muqdishana waa kuwo ka geddisan qarraxyada kale waana mid lagu […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59210,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/b-66.jpg?fit=1080%2C591&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-foZ","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59209"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59209"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59209\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59212,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59209\/revisions\/59212"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59210"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59209"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59209"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59209"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}