Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":58874,"date":"2021-02-05T07:25:28","date_gmt":"2021-02-05T07:25:28","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=58874"},"modified":"2021-02-05T15:09:41","modified_gmt":"2021-02-05T15:09:41","slug":"sweden-oo-ciqaab-adag-dul-dhigaysa-shirkadaha-musuqa-kaalmada-kmg-ah-ee-covid-19-dhegeyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/02\/05\/sweden-oo-ciqaab-adag-dul-dhigaysa-shirkadaha-musuqa-kaalmada-kmg-ah-ee-covid-19-dhegeyso\/","title":{"rendered":"Sweden oo ciqaab adag dul dhigaysa shirkadaha musuqa kaalmada KMG ah ee Covid-19 (Dhegeyso)"},"content":{"rendered":"

(Stockholm) 05 Feb 2021<\/strong><\/span> – Xisbiga Moderaterna ayaa rumaysan in sharci deg deg ah loo baahan yahay si looga hortago dadka musuqaya dhaqaalaha ku meel gaarka ah (KMG) ee loogu tala galay xasaradda dhaqaale ee cudurka faafaha ah ee Covid-19, sida taageerada la siiyo ganacsiyada, shaqaalaha iyo bixinta kirada.<\/p>\n

Xisbiga ayaa keenay hindise la yiraahdo Xeerka Kabka maaliyadda oo sidoo kale wax ka qabanaya shirkadaha halkii qofka uun la beegsan lahaa iyo in maamulladu ay xogaha la wadaagaan hay’aadka sharci fulinta – sida booliiska.<\/p>\n

Elisabeth Svantesson, waa afhayeenadda siyaasadda dhaqaalaha ee Xisbiga Moderaterna.<\/p>\n

– Dembiilayaashu waa inaysan dhicin taageerada ay dawladdu siiso shirkadaha ku busaaradoobey koroonaha. Balse waa inay helaan shariikaadka runtii u baahan. Ayay tiri.<\/p>\n

Dhowr xisbi ayaa hindisaha ku aaddan in aad loo afeeyo ciqaabta sharikaadka iyo shakhsiyaadka khiyaana taageerada corona, waxay la qabaan Xisbiga Moderaterna kaasoo haatan loo wado Baarlamanka dhexe ee Rikisdag, sida lagu ogaadey sahan ay samaysay Ekot.<\/p>\n

Linda Westerlund Snecker, waa afhayeenadda siyaasadda dhaqaalaha ee Xisbiga bidixda ah ee V\u00e4nsterpartiet.<\/p>\n

– Waxaan arrintan u aragnaa dhib wayn in shirkadda loo adeegsado agab dembi lagu galo ahaan, si ay galaangal ugu helaan taageero kala duwan. Taas ma yeeli karno, ayay tiri<\/p>\n

Afhayeenka siyaasadda iyo dhaqaalaha ugu qaybsan Xisbiga Centerpartiet, Rickard Nordin, ayay isaga la tahay in loo baahan yahay qaab cusub oo loo abla-ableeyo dembiyada noocan ah, isagoo farta ku godey in si la gudboon kaalmada la siinayo loo ciqaabo shirkadihii ku xadgudba taageerada dhaqaale ee xilligan xasaradeed.<\/p>\n