Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":58733,"date":"2021-02-02T14:34:13","date_gmt":"2021-02-02T14:34:13","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=58733"},"modified":"2021-02-02T14:34:13","modified_gmt":"2021-02-02T14:34:13","slug":"dhegeyso-shacabka-sweden-oo-aan-la-siin-doonin-fursad-ay-ku-kala-doortaan-tallaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/02\/02\/dhegeyso-shacabka-sweden-oo-aan-la-siin-doonin-fursad-ay-ku-kala-doortaan-tallaalka\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Shacabka Sweden oo aan la siin doonin fursad ay ku kala doortaan tallaalka"},"content":{"rendered":"

(Stockholm) 01 Feb 2021<\/strong><\/span> – Maadaama ay jiraan noocyo badan oo tallaalka Covid-19 ah oo ay soo saareen sharikaad kala geddisan waxaa jirta su\u2019aal ku saabsan inay dadku kala dooran karaan nooca ay doonayaan, sida lagu ogaadey sahan ay gobollada ka samaysay Ekot.<\/p>\n

Dr Maria L\u00f6fgren waxay ku sime dhanka ka hortagga cudurrada faafa ka tahay gobolka Halland mana qabto ra\u2019yigaas.<\/p>\n

\u2018\u2019May, taasi ma dhici doonto, balse waxaa dadka la siin doonaa tallaalka oo loo bixinayo qaab tookaysi ah, iyadoo la adeegsanayo nooca markaa la heli karo.\u2019\u2019 Ayay tiri.<\/p>\n

Dad badan ayaa qaba in marka la helo tallaal ay soo saareen sharikaad kala duwan kaddib marka laga soo jeesto tallaalka dadka daran (risk grup) ay xaq u leeyihiin inay doortaan nooca ay doonayaan.<\/p>\n

Yeelkeede, Helena Hervius Askling, oo ah caalim yaqaanna cudurrada faafa oo ka tirsan Isbitaalka Mac\u2019hadka Karolinska universitetssjukhuset sidoo kalena tallaalka kala shaqaysa isbtaalka S\u00f6dersjukhuset ee Stockholm, ayaa qabta inay gobolladu arrintaa iska diidaan.<\/p>\n

– Waxaad arrintan barbar dhigi kartaa marka lagugula taliyo dawo u roon dhiig karka amaba qalliin, kaddib dhakhtarka ayaad aaminaysaa, sidaa si la mid ah ayuu tallaalkanina u shaqeeynayaa,\u2019\u2019 ayay tiri.<\/p>\n

Gobolka Sk\u00e5ne ayay se arrintu meel yar jiiro kaga jirtaa oo \u00a0dadku waxay dooran kari doonaan hay\u2019adda tallaalaysa, taasoo keenaysa dood ku saabsan inay iman karto inay tallaalkana kala doortaan maadaama ay hay\u2019adaha gaarka loo leeyahay ee tallaalka loo xil saarayaa ay hayaan tallaallo kala duwan.<\/p>\n

Maria Landgren, waa madaxa dawooyinka iyo isu duwaha arrimaha tallaalka ee Gobolka Sk\u00e5ne.<\/p>\n

– Haddii ay taasi dhacdo, dadku way dooran karaan tallaalka, balse maanta kuma dhiirran karo inaan iraahdo sidaas bay noqon doontaa. Waannu se arki doonnaa hadhoow, ayay tiri Maria Landgren.<\/p>\n

Maadaama ay jiraan noocyo badan oo tallaalka Covid-19 ah oo ay soo saareen sharikaad kala geddisan waxaa jirta su\u2019aal ku saabsan inay dadku kala dooran karaan nooca ay doonayaan, sida lagu ogaadey sahan ay gobollada ka samaysay Ekot.
\nDr Maria L\u00f6fgren waxay ku sime dhanka ka hortagga cudurrada faafa ka tahay gobolka Halland mana qabto ra\u2019yigaas.<\/p>\n

\u2018\u2019May, taasi ma dhici doonto, balse waxaa dadka la siin doonaa tallaalka oo loo bixinayo qaab tookaysi ah, iyadoo la adeegsanayo nooca markaa la heli karo.\u2019\u2019 Ayay tiri.
\nDad badan ayaa qaba in marka la helo tallaal ay soo saareen sharikaad kala duwan kaddib marka laga soo jeesto tallaalka dadka daran (risk grup) ay xaq u leeyihiin inay doortaan nooca ay doonayaan.<\/p>\n

Yeelkeede, Helena Hervius Askling, oo ah caalim yaqaanna cudurrada faafa oo ka tirsan Isbitaalka Mac\u2019hadka Karolinska universitetssjukhuset sidoo kalena tallaalka kala shaqaysa isbtaalka S\u00f6dersjukhuset ee Stockholm, ayaa qabta inay gobolladu arrintaa iska diidaan.<\/p>\n

– Waxaad arrintan barbar dhigi kartaa marka lagugula taliyo dawo u roon dhiig karka amaba qalliin, kaddib dhakhtarka ayaad aaminaysaa, sidaa si la mid ah ayuu tallaalkanina u shaqeeynayaa,\u2019\u2019 ayay tiri.<\/p>\n

Gobolka Sk\u00e5ne ayay se arrintu meel yar jiiro kaga jirtaa oo dadku waxay dooran kari doonaan hay\u2019adda tallaalaysa, taasoo keenaysa dood ku saabsan inay iman karto inay tallaalkana kala doortaan maadaama ay hay\u2019adaha gaarka loo leeyahay ee tallaalka loo xil saarayaa ay hayaan tallaallo kala duwan.
\nMaria Landgren, waa madaxa dawooyinka iyo isu duwaha arrimaha tallaalka ee Gobolka Sk\u00e5ne<\/p>\n

– Haddii ay taasi dhacdo, dadku way dooran karaan tallaalka, balse maanta kuma dhiirran karo inaan iraahdo sidaas bay noqon doontaa. Waannu se arki doonnaa hadhoow, ayay tiri Maria Landgren.<\/p>\n