Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":5863,"date":"2018-07-24T11:15:14","date_gmt":"2018-07-24T10:15:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=5863"},"modified":"2018-07-24T21:37:25","modified_gmt":"2018-07-24T20:37:25","slug":"ka-faaiidayso-kiis-barasho-ganacsi-anfacaya-dadka-shirkadaha-maamula-ee-mba-haysta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/07\/24\/ka-faaiidayso-kiis-barasho-ganacsi-anfacaya-dadka-shirkadaha-maamula-ee-mba-haysta\/","title":{"rendered":"KA FAA’IIDAYSO: Kiis barasho GANACSI anfacaya dadka shirkadaha maamula ee MBA haysta"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 24 Luulyo 2018<\/strong><\/span> – Ku: Maareeyayaasha Shirkadaha iyo Qalinjabiyaasha Qaatay Shahaadada MBA<\/p>\n Kiis Barasho Ganacsi (Business Case Study)<\/p>\n Dr. Ismail Ali Siad Bal qiyaas xaaladda ganacsi ee haysata waax ganacsi (business sector) oo shirkadaha ka mid ka ah oo dhan uu dakhliga iibka badeecadu uu hoos u sii dhacayo, qiimaha shaygi lagu iibiyo uu hoos u socdo, badeecaddu ay ka buuxdo bakhaarada shirkadaha, shirkaduhu ay iibiyaan badeeco isku mid ah (homogenous products), faa\u2019iidadu ay sii yaraanayso ama shirkadaha qaar ay khasaare ku jiraan, kobac dakhli ama faa\u2019iido aan la rajaynayn mustaqbalka dhow, kharajka baxa badankiis uu yahay \u201cfixed cost\u201d, daynta ku taagan shirkadaha ay aad u badan tahay, qiimaha saamiyada shirkadaha oo dhan uu hoos u socdo, Saamilayda shirkaduhu (milkiilayaasha shirkadaha) ay isbadel u qaylinayaan oo ay ka caraysan yihiin in aan la qaybin faa\u2019iido, Bangiyaduna ay dalbanayaan in aan la hakin bixinta daymaha iyo dulsaarka, socodka lacagta cadaanka ahna (cash flows) uu aad u yaryahay amaba naaqus yahay, shaqaalaha shirkadahana ay walaacsan yihiin muddana aan mushaarka loo kordhin.<\/p>\n Waxaad madax (Chief Executive Officer) u tahay shirkad weyn oo ka howlgasha waaxdan ganacsi ee wareersan. Waxaad shahaadada MBA ka soo qaadatay Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) ama mid kale, khibrad maamulna waad leedahay.<\/p>\n Maxaad samayn lahayd si aad u badbaadisid shirkadaada, jagadaada iyo sumcadaada, biilka qoysaska shaqaalaha, iyo hantida saamilayda?<\/p>\n Waa xaalad ganacsi oo dhab ah. Waxaa marxaladan oo kale ku sigan waaxda dukaamada tafaariiqda ee jooga Ingiriiska (UK Supermarket Chains) sida TESCO, Carrefour, Sainsbury, iyo Asda. Xaaladan ganacsi ee murugsan oo kale waxay hadda haysataa Shirkadaha Yurub iyo Aasiya (Europe and Asia) ee sameeya, iibiyana Birta (Steel) sida ArcellorMittal, Tata Steel, ThyssenKrupp, Pohang Iron and Steel Company (BOSCO), Baosteel Group Corporation (Baosteel), Nippon Steel Corporation, iyo kuwa kale oo badan. Fur \u201cHyperlinks\u201d hoos ka muuqda si aad u ogaatid xaaladda cakiran ee shirkadaha Birta ee Yurub iyo Aasiya.<\/p>\n ARAG MAREEGAHAN….<\/p>\n https:\/\/www.mckinsey.com\/\u2026\/the-current-capacity-shake-up-in\u2026<\/a><\/p>\n
\nFaculty of Postgraduate Studies (MBA Program), University of Somalia (Brighter Future)
\nvc@uniso.edu.so
\nwww.uniso.edu.so<\/a><\/p>\n