Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":58375,"date":"2021-01-22T15:25:25","date_gmt":"2021-01-22T15:25:25","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=58375"},"modified":"2021-01-22T15:26:08","modified_gmt":"2021-01-22T15:26:08","slug":"xamdi-35-bilood-ayaan-sugayaa-baasaboorka-welina-kiiskaygana-lama-furin-guddiga-cadaaladda-oo-cambaareeyey-waaxda-socdaalka-dhegeyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/01\/22\/xamdi-35-bilood-ayaan-sugayaa-baasaboorka-welina-kiiskaygana-lama-furin-guddiga-cadaaladda-oo-cambaareeyey-waaxda-socdaalka-dhegeyso\/","title":{"rendered":"XAMDI: ”35 bilood ayaan sugayaa baasaboorka welina kiiskaygana lama furin” – Guddiga Cadaaladda oo cambaareeyey Waaxda Socdaalka (Dhegeyso)"},"content":{"rendered":"

(Stockholm) 22 Jan 2021<\/strong> <\/span>– Waxaa sanadihii dambe aad u dheeraaday waqtiyada la sugo kiisaska magangelyo doonka, dacwooyinka midaynta qoysaska iyo qaadashada Baasaboorka Sweden. Tusaale ahaan, sugitaanka Baasaboorka ayaa mar laga dhigay 21 bilood, kaddib waxaa la gaarsiiyey 33 bilood ilaa haatan dadka loo sheego inay sugaan 38 bilood.<\/p>\n

Guddiga Cadaalad Dhowrista ee Justitieombudsmannen ayaa haatan cambaarayn culus kala dul dhacay Waaxda Socdaalka kaddib markii ashtakooyin la gaarsiiyey kuwaasoo soo taxnaa tan iyo 2011-kii, iyagoo Waaxda Socdaalka ku eedeeyey inaysan arrintan waxba ka qabanin tiiyoo ay jirto in sanado badan la dhaliilayey geeddi socodkooda gaabiska ah, isla markaana aanay haatan ku marmarsoon karin jiritaanka xasarad qaxooti oo la mid ah middii 2015-kii.<\/p>\n

Xamdi Xaaji Yuusuf ayaa idaacadda Sweden laanteeda Soomaaliga u sheegtay in ay haatan baasaboorka sugayso muddo 35 bilood ah welina aanay usoo muuqanin wax rajo ihi. Xamdi ayaa ku bilaabaysa xilliga ay xaraysatay iyadoo ka hadlaysa wixii ay Waaxda Socdaalka kala kulantay mudadaasi iyo halka ay haatan wax u marayaan.<\/p>\n

Maxamed Cabdi Cali oo oo sheegay inuu xaraystay 15-kii Abriil 2019 ayaa tilmaamay in markii uu jawaab waayey uu u cowday Maxkamadda Waaxda Socdaalka oo iyaduna soo amartay in wixiisa lagu siiyo muddo 4 todobaad ah, balse uu haatan jawaab sugayo 4 bilood ku dhowaad.<\/p>\n