Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":57903,"date":"2021-01-12T14:13:52","date_gmt":"2021-01-12T14:13:52","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=57903"},"modified":"2021-01-12T14:13:52","modified_gmt":"2021-01-12T14:13:52","slug":"kaalaya-halkan-nagala-shaqeeysta-tv-suuriyaan-oo-si-qaadanwaa-ah-warbixin-uga-sameeyey-suuriyaan-u-qaxay-somalia-arag-fal-celinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/01\/12\/kaalaya-halkan-nagala-shaqeeysta-tv-suuriyaan-oo-si-qaadanwaa-ah-warbixin-uga-sameeyey-suuriyaan-u-qaxay-somalia-arag-fal-celinta\/","title":{"rendered":"”Kaalaya halkan nagala shaqeeysta!” – TV Suuriyaan oo si qaadanwaa ah warbixin uga sameeyey Suuriyaan u qaxay Somalia (Arag fal-celinta)"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 12 Jan 2021<\/strong> <\/span>– Hilinka Orient TV ayaa dhamaadkii sanadkii tegey warbixin ka sameeyey dhakhaatiir Suuriyaan ah oo u dalaabay dalka Somalia oo ay nolol cusub ka bilaabeen, xilli uu dalkoodu ku jiro qaaquullo siyaasadeed iyo dagaal sokeeye.<\/p>\n

Somalia ayaa dhanka kale waloow aanay weli siyaasaddeedu fadhiyin dagaalladii sokeeyana aysan si buuxda u dhamaanin, misna u jihaysatey dhinicii soo kabashada, iyadoo ay dad badani qabaan in si kastaba ay adag tahay in dib loogu laabto dhibkii lasoo maray.<\/p>\n

TV-ga ayaa si la yaab leh u sheegaya in ay maanta dad Suuriyaan ihi u qaxaan Somalia oo ay ka helaan nolol aysan ku haysan dalkooda hooyo oo ku burburay gacmaha kali taliska dalkaasi.<\/p>\n

Yeelkeede, maadaama aanu warkani hadda cusbayn sababta qura ee aannu usoo qaadannay waa fal-celinta dadka Carbeed ee ka falcelinaya warkan oo iminka sii xoogaysatey.<\/p>\n

Waxaa sidoo kale ku jirta Soomaali xog ogaal u ahayd sidii wanaagsanayd ee Suuriya u karaamaysay dadkii Soomaaliyeed ee u qaxay, taasoo ay kaga duwanayd dal kasta oo kale oo Carbeed, xitaa Masar. Waxayna muujinayaan in Suuriya ay abaal ku leedahay taasoo ay mudan tahay in loo gudo.<\/p>\n

Suuriya iyo Yaman waxay ahaayeen labada dal ee Carbeed ee qura ee xuduudohooda u furay Soomaalida markii ay duntay dowladdii dhexe, waloow ay Soomaalidu tacaddi badan kala kulantay dhanka Yaman, si ka duwan Suuriya, in kastoo uu farqi wayni u dhexeeyo tirada dadka u kala qaxay labada dal.<\/p>\n