Xil. Steven Horsford (D-Nev.) ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in howsha dadka soo qamaamay ‘gudaha laga fududeeynayey” oo ay ka qoto dheer tahay sida la filayo.<\/p>\n
Madaxa Aqlabiyadda Jim Clyburn (D-S.C.) ayaa isna tibaaxay inuu is waydiinayo sababta ay dadkani u heli karaan xafiiskiisa oo ah mid aan calaamaysnayn oo ku yaalla dabaqa 3-aad, iyagoo ka bililiqaystay waxyaabo uu ka mid ahaa iPad-kiisii.<\/p>\n
Wuxuu is waydiiyey sida ay u heli karaan xafiiskiisa. Sidoo kale Xil. Linda Sanchez (D-Calif.) ayaa ku doodaysa in ay dhici karto in dad gudaha ku jira ay hagayeen lana shaqaynayeen dadka kusoo qamaamay Aqalka Koongarayska.<\/p>\n
\u201cWaa in la baaraa sida ay markiiba u abaari karaan xafiiska [Afhayeenka Wakiillada Nancy Pelosi] iyo midka hoggaanka aqlabiyadda,\u201d ayay tiri Xil. Madeleine Dean (D-Pa.), oo ka mid ahayd dadkii ku jirey Koongarayska markii lasoo weerarayey.<\/p>\n
\u201cAnnaga ayay nagu adag tahay inaan xafiisyada soo helno, meesha ayaana ka shaqaynaa.\u201d ayay daba dhigtay Dea.<\/p>\n
Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/section>\n <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":" (Washington, DC) 09 Jan 2021 – Xubno badan oo ka tirsan Xildhibaannada Dimoqraadiga ayaa muujiyey walaac ay ka qabaan in dadkii Arbacadii kusoo qamaamay Capitol Hill ay heleen kaalmo hoose oo ka baxsan iyaga awooddooda iyo xog ogaalnimadooda. Waloow ay si guud u amaaneen Ciidanka Booliiska caasimadda iyo ilaalada Koongarayska oo qaarkood dhinteen sida Brian […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57782,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Untitled-6.png?fit=787%2C527&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-f1X","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57781"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57781"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57781\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57783,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57781\/revisions\/57783"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57782"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57781"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57781"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57781"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}