Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":57662,"date":"2021-01-04T20:07:03","date_gmt":"2021-01-04T20:07:03","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=57662"},"modified":"2021-01-04T20:07:03","modified_gmt":"2021-01-04T20:07:03","slug":"daawo-dadkii-yaalley-gebi-ahaanba-qaybta-icu-ee-isbitaal-ku-yaalla-masar-oo-mar-qura-xijaabtey-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/01\/04\/daawo-dadkii-yaalley-gebi-ahaanba-qaybta-icu-ee-isbitaal-ku-yaalla-masar-oo-mar-qura-xijaabtey-sababta\/","title":{"rendered":"DAAWO: Dadkii yaalley gebi ahaanba qaybta ICU ee isbitaal ku yaalla Masar oo mar qura xijaabtey + Sababta"},"content":{"rendered":"

(Ash Sharqia) 04 Jan 2021<\/strong><\/span> – Dhanaanba bukaannadii qabey coronavirus ee yaalley qaybta Daryeelka Deg Degga ah ee ICU ee isbitaal ku yaalla Masar ayaa wada dhintay kaddib markii uu xumaaday hannaankii ogsijiinka ee isitaalku.<\/p>\n

Muuqaal uu duubay mid ka mid ahaa qaraabada qof bukaan ahaa oo yaalley Isbitaalka Guud ee El Husseineya Central Hospital ee Gobolka Ash Sharqia ayaa aad u xulaya baraha bulshada.<\/p>\n

Habar-yarta qofka muuqaalka duubay, Fatima Al-Sayed Mohamed Ibrahim, 66-jir, ayaa ka mid ahayd dadkii lagu dawaynayey qaybta karaantiilka ee isbitaalka.<\/p>\n

Shilkan nasiib darrada ah ayaa dhacay ka gadaal markii uu heera ogsijiinku gaarey wax ka hooseeya 2%, iyadoo aanu jirin cadaadis ku filan oo soo riixa amaba uu gebigiisba dhamaaday, taasoo ka dhigan inay neeftu ku dhegtey dadkii qaadanayey ogsijiinkaa macmalka ah.<\/p>\n

Waa markii 2-aad oo ay arrintan oo kale dhacayso iyadoo sidoo kale ay bukaannadii ku jirey qaybta ICU-ga ee Isbitaalka Guud ee Zefta General ay calafkan oo kale la kulmeen.<\/p>\n

Shilkan ayaa muujinaya musuq iyo dayacaad salka la gelaya nidaamka kali taliska ah ee dalkaa xukuma, iyadoo uu Wasiirka Caafimaadka, Hala Zayed, ay ku doodday in dadku aanay u dhimanin ogsijiin la’aan balse ma sheegin sabab kale oo maangal ah, iyadoo Ikhwaanka ku eedeeysay inay ”been faafinayaan.”<\/p>\n

Agaasimaha Guud ee lsbitaalka, Dr Muhammad Sami Al-Najjar, oo isna muuqaalka wareegaya naqdiyey ayaa ku dooday inay dadku u dhinteen sababo dabiici ah min da’dooda oo waynayd iyo cudurro raaga oo ay qabeen.<\/span><\/p>\n

Barasaabka Gobolka Ash Sharqia, Dr Mamdouh Gorab, ayaa isna sheegtay in dadka dhintay ay 4 qof uun yihiin ee aanay dhimanin dhamaanba dadkii yaalley qaybta ama waadhka ICU.<\/span><\/p>\n

Nin baa ku celcelinaya ”qof kasta oo qaybtan daryeelka ku jirey waa dhintay.”<\/p>\n