(Los Angeles) 22 Luulyo 2018<\/strong> <\/span>– Tartanka Koobka Horyaallada Caalamiga ah ee 2018 International Champions Cup ayaa durba bilowday, isagoo sanadkan ka kala dhacaya 3 qaaradood oo kala ah: Ameerika, Yurub iyo Aasiya, kan Maraykanka bilowday 20-kii bisahan, kan Yurub ayaa socon doona 21 Luulyo ilaa 11 Agsooto, halka midka Singapore uu bilaabmayo 26 Luulyo ilaa 30-ka bishaas.<\/p>\n Waa kuwee kooxaha dufcaddan ka qayb qaadanaya?<\/strong><\/p>\n Maraykanku wuxuu sanadkan marti gelin doonaa qaybta ugu dhumucda iyo miisaanka wayn maaddaama ay iskugu tageen maqaawiirtii Yurub, waxaana ka dhacay 17 kulan oo lagu marti gelin doono 15 madlood oo kala duwan, iyadoo ay soo xaadiri doonaan 19 kooxood sida:<\/p>\n Arsenal, AC Milan, Chelsea, Juventus, Liverpool, Manchester City, Manchester United, Tottenham, PSG, Lyon, Bayern Munich, Borussia Dortmund, Inter Milan, Roma, Benfica, Atletico Madrid, Barcelona, Real Madrid, iyo Sevilla.<\/p>\n Isku aadka & SAACADDA dufcadda ICC 2018 ee Maraykanka<\/strong><\/p>\n Waa kuwee kooxaha dufcaddan ka qayb qaadanaya?<\/strong><\/p>\n Qaybta Yurub waloow aysan cudud ku dhamayn qaybta ka dhacaysa dhinaca kale ee Badda Atlaantigga, misna waxaa lafteeda ku jira kooxo waawayn sida Arsenal, Atletico, Bayern Munich, Benfica, Chelsea, Inter Milan, iyo PSG, kuwaasoo ku kala dheeli doona min London ilaa Madrid, Austria, France, Ireland, iyo Portugal.<\/p>\n Isku aadka & SAACADDA dufcadda ICC 2018 ee Yurub<\/strong><\/p>\n Waa kuwee kooxaha dufcaddan ka qayb qaadanaya?<\/strong><\/p>\n Waa kooxda ka dheesha English Premier League ee Arsenal, horyaalladda Faransiiska ee Ligue 1 ee PSG iyo dhiggeeda Jarmanka Bayern Munich, oo ay wehliso kooxda haysata Europa League ee Atletico Madrid.<\/p>\n Isku aadka & SAACADDA dufcadda ICC 2018 ee Yurub<\/strong><\/p>\n Kulamada Singapore ayaa ka wada dhici doona gegada caalamiga ah ee National Stadium waxayna bilaabmayaan 7:35 PM oo ah aminta maxalliga ah, waxay kusoo aadaysaa xilli wanaagsan dhanka Yurub.<\/p>\n ESPN ayaa haysta xuquuqda khaaska ah isagoo meelo badan kasii dayn doona dufcadda Maraykanka, isagoo sidoo kalena sii dayn doona guud ahaanba tartanka, isagoo adeegsanaya xitaa ESPN app.<\/p>\n Dhanka UK, waxaa laga daawan karaa Premier Sports, balse dib ayay kasii dayn doonaan ciyaarta Man United iyo Liverpool, taasoo loo yeelayo in fursad la siiyo MUTV iyo LFCTV oo toos usii dayn doona.<\/p>\n Dhanka dalka Canada waxaad ka daawan kartaa DAZN oo haysata xuquuqda gaarka ah ee baahinta tartankan, halka caalamka laga heli karo hillinnada xiriirka la leh kuwa aan sheegnay.<\/p>\n <\/p>\n Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":" (Los Angeles) 22 Luulyo 2018 – Tartanka Koobka Horyaallada Caalamiga ah ee 2018 International Champions Cup ayaa durba bilowday, isagoo sanadkan ka kala dhacaya 3 qaaradood oo kala ah: Ameerika, Yurub iyo Aasiya, kan Maraykanka bilowday 20-kii bisahan, kan Yurub ayaa socon doona 21 Luulyo ilaa 11 Agsooto, halka midka Singapore uu bilaabmayo 26 Luulyo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5739,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[2,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/B1-19.jpg?fit=800%2C557&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-1ux","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5737"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5737"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5737\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5743,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5737\/revisions\/5743"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5739"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}Koobka Horyaallada Caalamiga ah 2018: Maraykanka<\/span><\/span><\/strong><\/h2>\n
\n
Koobka Horyaallada Caalamiga ah 2018: Yurub<\/span><\/strong><\/span><\/h2>\n
\n
Koobka Horyaallada Caalamiga ah 2018: Singapore<\/span><\/span><\/strong><\/h2>\n
\n
Hilinadee baahinaya tartanka ICC 2018?<\/h2>\n