Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":57283,"date":"2020-12-27T10:07:18","date_gmt":"2020-12-27T10:07:18","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=57283"},"modified":"2020-12-27T10:07:18","modified_gmt":"2020-12-27T10:07:18","slug":"maydka-cunug-yar-oo-muslim-ah-oo-dalka-sri-lanka-lagu-gubey-oo-uu-muran-ka-taagan-yahay-sababta-loo-gubey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/12\/27\/maydka-cunug-yar-oo-muslim-ah-oo-dalka-sri-lanka-lagu-gubey-oo-uu-muran-ka-taagan-yahay-sababta-loo-gubey\/","title":{"rendered":"Maydka cunug yar oo Muslim ah oo dalka Sri Lanka lagu gubey oo uu muran ka taagan yahay + Sababta loo gubey"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 27 Dis 2020<\/span> – Gubitaanka qasabka ah ee Sri Lanka loogu gaystay maydka canug yar oo Muslim ah oo 20 maalmood jiray ayaa waxa ay bannaanka soo dhigtay amarka muranka badan uu ka dhashay ee dowladda ee ah in la gubo maydadka dhammaan dadka u dhinta cudurka Covid-19. <\/b><\/p>\n<\/div>\n
\n
Dadka dhaliilaya go’aankaas ayaa sheegaya in go’aanka aanan lagu salayn cilmiga sayniska balse loogu talagalay uun in lagu bartilmaameedsado bulshada laga tirada badan yahay. Sida uu ku soo warramay weriyaha Laanta Afka Sinhala ee BBCda.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Maxamed Faahim iyo xaaskiisa Fathima Shafna ayaa aad u farxay markii uu dhashay wiilkooda yar ee Shaykh 18-kii Nofeembar kaddib lix sanadood oo ay sugayaan.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Hasayeeshee faraxaddaas ma aanay sii raagin.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Habeenkii bisha Diseembar ay aheyd 7, ayaa waxa ay arkeen canugooda oo ay neefta ku dheggan tahay. Waxa ay kula ordeen Isbitaalka carruurta ee Lady Ridgeway, oo ah kan ugu wanaagsan caasimadda Colombo.<\/p>\n<\/div>\n
\n
“Waxa ay noo sheegeen in wiilku uu xaalad culus ku sugan yahay oofwareenna uu hayo. Hasayeeshee markii la maraayo saqda dhexe ayey wiilka baareen kaddibna waxa ay noo sheegeen inuu ku dhacay fayraska korona,” Maxamed Fahim, oo ku shaqeysta TukTuk, ayaa u sheegay Laanta afka Sinhala ee BBC-da.<\/p>\n<\/div>\n