Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":57246,"date":"2020-12-26T10:22:44","date_gmt":"2020-12-26T10:22:44","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=57246"},"modified":"2020-12-26T10:22:44","modified_gmt":"2020-12-26T10:22:44","slug":"war-lagu-farxo-oo-usoo-yeeraya-soomaalida-rajada-ka-leh-in-maraykanka-loo-qaado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/12\/26\/war-lagu-farxo-oo-usoo-yeeraya-soomaalida-rajada-ka-leh-in-maraykanka-loo-qaado\/","title":{"rendered":"War lagu farxo oo usoo yeeraya Soomaalida rajada ka leh in Maraykanka loo qaado"},"content":{"rendered":"
(Washington, DC) 26 Dis 2020<\/strong> <\/span>– Maraykanka ayaa kaddib sanado uu jarayey tirada qaxootiga dalkaasi imanaya wuxuu haatan diyaar u yahay inuu markale kordhiyo marka uu xilka la wareego Joe Biden.<\/p>\n Biden ayaa la filayaa inuu tirada qaxootiga Maraykanka imanaya uu kordhiyo 8 laab, taasoo ka dhigan inuu gaarsiin doono 125,000 halka ay haatan sanadkii dalkaa geli karaan 15,000.<\/p>\n Maraykanka ayaa samaynayey dhimitaan joogto ah<\/a> muddo sanado ah. Tusaale MW Donald Trump, wuxuu dhaxlay qoondo ah 85,000 oo uu ka dhaxlay Barack Obama.<\/p>\n Trump ayaa deeto hoos u dhigay oo gaarsiiyey 50,000 sanadkii 2017, deeto 45,000, deeto 30,000, deeto 18,000 sanadkan 2020 iyo, ugu dambayn, 15,000 oo uu u qoondeeyey sanadka nasoo qaaqamaya ee 2021, waa dhimis kusoo aaddey xilli ay UNHCR sheegtay in\u00a0kororka qaxootiga<\/a> dunidu uu gaarey halkii ugu sarreeysey tan iyo Dagaalkii 2-aad ee Adduunka oo lagu qixiyey in ka badan80 milyan oo qof.<\/p>\n Tiradan la dhimay oo sidoo kale ah middii ugu yarayd tan iyo 1980-kii, ayaa waxaa jira dad taageersan oo sheegaya inay badbaadinayso shaqooyinka Maraykanka, halka ay dad kale qabaan inay meesha ka saarayso hoggaamintii Maraykanka ee caalamka.<\/p>\n