Kaddib markii waraysiyo iyo u kuurgal qoto dheer la sameeyey, Motherboard waxay ogaatey inay jiraan laba qaab oo ay Maraykanku ku helaan xogaha maxalliga ah.<\/p>\n
Midi waxay ku xiran tahay shirkad la yiraahdo Babel Street, taasoo samaysay Locate X. oo ay adeegsato qaybta Howlgallada Gaarka ah ee Ciidanka Maraykanku (USSOCOM), oo ah laan u xil saaran la dagaallanka argagixisa<\/a>, ka hor taggooda iyo sahanka gaarka ah ee dalalka dibedda.<\/p>\n Qaybta kale waxaa iska leh shirkad la yiraahdo X-Mode, waxayna apps-ka kula jiraan qandaraas ay ku heli karaan ama galaangal kula yeelan karaan meesha uu joogo qofka uu u degsan yahay app-ku, taasoo ay kasii iibiyaan qandaraasleey, dadka iidhehda sameeya ilaa Ciidanka Maraykanka.<\/p>\n Ciidanka Maraykanka oo helitaanka goobta qofka<\/a> uga faa’iidaysta marka uu sameeynayo duqaymaha daroonka<\/a>, ayaa xogahan xasaas ka iibsanaya apps Muslim ah, jeer weerarrada lagu qaado dalal badan oo ay Somalia ku jirto ay ku waxyeelloobaan kumannaan rayid ah,<\/a> waloow aysan Motherboard xusin howlgal gaar ah oo xogaha apps-kan loo adeegsadey.<\/p>\n Waxaa se apps-ka xogaha u diraya X-Mode ka mid ah Muslim Pro, oo ah app dadka xusuusiya salaadda, u saxa jihada Maka isla markaana ay ducooyin iyo Qur’aan ka heli karaan, waxaana sida lagu arki karo Google Play Store<\/a>, adeegsada in ka badan 98 milyan oo qof, waxaana laga arki karaa webka Muslim Pro laftiisa.<\/a><\/p>\n Shirkadaha aannu soo sheegnay ayaa weli dafiraya inay ka macaashaan xogaha gaarka dadka adeegyadooda isticmaala.<\/p>\n Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":" (Hadalsame) 17 Nof 2020 – Waxaa jira apps salaadeed oo ay qaarkood ku xiran yihiin 98 milyan oo qof, kuwaasoo aan kaliya salaad iyo Qur’aan oo qura aadan ka heleyne sidoo kale meesha aad joogto u gudbinaya dallaallo, qandaraasleyaal iyo xitaa millateriga. Gaar ahaan Millateriga Maraykanka, ayaa wuxuu iibsanayaa apps kala duwan oo si fudud […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":55533,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/b-142.jpg?fit=730%2C400&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-erG","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55532"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55532"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55535,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55532\/revisions\/55535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55533"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}