Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":55499,"date":"2020-11-16T11:07:33","date_gmt":"2020-11-16T11:07:33","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=55499"},"modified":"2020-11-16T11:07:33","modified_gmt":"2020-11-16T11:07:33","slug":"nibiriyaal-doonyaha-geddinaya-oo-laga-mari-layahay-badda-atlaantigga-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/11\/16\/nibiriyaal-doonyaha-geddinaya-oo-laga-mari-layahay-badda-atlaantigga-daawo\/","title":{"rendered":"Nibiriyaal doonyaha geddinaya oo laga mari la’yahay Badda Atlaantigga (Daawo)"},"content":{"rendered":"
\u201cBadiyaa sahal kuma cabsado, balse tani waxay igu beertay cabsi wayn,\u201d ayuu yiri David Smith oo gocanaya arrin xilli fiid u dhow oo bishii Oktoobar ahayd qabsatay kaddib markii uu soo weeraray nibiri isku dayey inuu gediyo dooni nooca raaxada ah oo uu watey.<\/p>\n
Wuxuu sheegay inuu markii hore moodayey hambaro oo aan iyadu halis ahayn, balse uu markii dambe garaystay inay aad uga wayn yihiin, isla markaana ay u dhaqmayeen si la yaab badan oo sirgaxan. Orcas waa nibiri dabar go’ ku sigan oo aad loo ugaarsado, iyadoo haatan la mamnuucay in la dabto.<\/p>\n
Wuxuu sheegay in muddo 2 saacadood ah ay koox nibiriga Orcas loo yaqaanno ihi ay isku dayayeen inay riixaan doonida oo dhererkeedu ahaa 45ft (13.7m) isagoo kasoo shiraacday Portugal.<\/p>\n
David oo ah nin tan iyo 2013-kii ku shaqaysanayey in uu doonyaha cusub u wado halka ay doonayaan dadka iibsada, ayaa doonidan isaga oo ay koox kale wehliyaan wuxuu u kexeeynayey dhanka Gibraltar, isagoo ka keenay Faransiiska.<\/p>\n
\u201cWaxay ahaayeen 6-7 nibiri, waxaase ugu dhib badnaa kuwa ugu yar yar.\u201d ayuu yiri Smith, oo sheegay inay abbaarayeen rudder-ka oo ah baangadda ka dambeeysa marawaxadda dambe ee doonida ka caawisa inay weecweecato ama leexato.<\/p>\n
<\/p>\n
Shilal hore qaarkood.<\/strong>… Bishii Luulyo, dooni ayaa lagu khasbay inay ku laabato xeebta kaddib markii ay weerareen oo ay baangadda dambe ka qalloociyeen.<\/p>\n Bishii Agoosto, dooni wadata calanka Faransiiska ayaa wacday ilaalada xeebta iyadoo u sheegtay inay weerar kala kulmayso nibiriyaashan.<\/p>\n Isla maalintaa gelinkii dambe, dooni Spanish oo la yiraahdo Mirfak, ayaa rudder-ka laga jejebiyey markii ay soo weerareen nibirayaasha Orcas, waxaana lasoo gudbiyey muuqaal ay doonidu isku dayayso inay ka cararto iyaguna ay cayrsanayaan.<\/p>\n Bishii Sebtembar, nin u socda Scotland oo kasoo goostay dekedaha Spain ayaa waxaa mar qura caasha soo saaray nibiri isagoo doonidii u jeediyey jihadii ay ka timid, wuxuuna kaddib burburiyey baangadda rudder-ka, isagoo weerarka ku hayey muddo 45 daqiiqadood ah.<\/p>\n