Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":54429,"date":"2020-10-26T08:21:31","date_gmt":"2020-10-26T08:21:31","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=54429"},"modified":"2020-10-26T08:21:31","modified_gmt":"2020-10-26T08:21:31","slug":"faransiiska-oo-kulaylka-dareemay-kaddib-markii-ay-dalal-muslim-ihi-qaaddaceen-badeecadiisa-baaq-uu-catow-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/10\/26\/faransiiska-oo-kulaylka-dareemay-kaddib-markii-ay-dalal-muslim-ihi-qaaddaceen-badeecadiisa-baaq-uu-catow-ah\/","title":{"rendered":"Faransiiska oo kulaylka dareemay kaddib markii ay dalal Muslim ihi qaaddaceen badeecadiisa (Baaq uu catow ah)"},"content":{"rendered":"
\n

(Paris) 26 Okt 2020<\/strong><\/span> – Dowladda Faransiiska ayaa dalalka Bariga dhexe ugu baaqday inay ka hortagaan dukaamadda iyo ganacsiyada qaadacay alaabaha dalkaas, kadib markii uu Madaxweyne Emmanuel Macron difaacay in la baahiyo sawir lagu tilmaamay Nebi Maxamed NNKH.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Wasaaradda arimaha dibedda ee Faransiiska ayaa sheegtay in baaqyada lagu qaadacayo alaabta Faransiiska lagu saleeyay go’aanno runta ka fog, oo ay dabada ka riixayaan dad xagjir ah oo kooban.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Alaabaha Faransiiska ayaa laga saaray dukaamo ku yaal Kuawait, Urdun iyo Qatar, halka dibedbaxyo kooban oo Faransiiska ka dhan ah ay ka dhaceen Liibiya, Gaza iyo waqooyiga Suuriya.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Fal celintan ayaa waxay salka ku haysaa faallooyin uu bixiyay Mr Macron ka dib dilkii loo geystay macalin Faransiis ah oo sawir gacmeedyo uu muujiyay Nebi Muxamed NNKH, tusay ardaydii fasalka ku jirtay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Madaxweynaha ayaa sheegay in macallinka, oo lagu magacaabo Samuel Paty, “loo dilay sababta oo ah Islaamiyiintu waxay rabaan mustaqbalkeenna”, laakiin Faransiisku “kama quusan doono sawir gacmeedyada”.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Sawiradda Nabi Muxamed NNKH waxay muslimiinta u horseedi kartaa ciqaab culus sababtoo Islaamka wuxuu si cad u mamnuucayaa sawirrada Nabi Muxammad iyo Allaah SW.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Laakiin cilmaaniyadda dalka Faransiiska ayaa waxay udub dhexaad u tahay aqoonsiga qaranka Faransiiska.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Faransiiska ayaa sheegay in xakamaynta xorriyatul qowlka si loo ilaaliyo dareenka koox gaar ah, ay wiiqayso midnimada dalka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Axadii, Mr Macron wuxuu laba jibaaray difaacidda qiimaha Faransiiska waxa uuna qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka ku yiri: “Isma dhiibeyno, waligeen.”<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n
\n
\n
\n
\n
\n
\n
\n

We will not give in, ever.
\nWe respect all differences in a spirit of peace. We do not accept hate speech and defend reasonable debate. We will always be on the side of human dignity and universal values.<\/p>\n

\u2014 Emmanuel Macron (@EmmanuelMacron) October 25, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n