Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":5416,"date":"2018-07-19T10:09:13","date_gmt":"2018-07-19T09:09:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=5416"},"modified":"2018-07-19T10:10:16","modified_gmt":"2018-07-19T09:10:16","slug":"daawo-ruushka-oo-lasoo-baxay-hub-aan-horay-loo-arag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/07\/19\/daawo-ruushka-oo-lasoo-baxay-hub-aan-horay-loo-arag\/","title":{"rendered":"DAAWO: Ruushka oo lasoo baxay HUB aan horay loo arag! + Sawirro"},"content":{"rendered":"

(Moscow) 19 Luulyo 2018<\/strong> <\/span>– Wasaaradda Gaashaandhigga Ruushka ayaa sii daysay muuqaallo dhowr ah oo ay ka muuqdaan hub casri ah oo uu bilowgii bishii Maarso soo bandhigay madaxwaynaha dalkaasi ee Vladimir Putin.<\/a><\/p>\n

\n

Madaxwaynaha Ruushka ayaa xilligaa sheegay in hubkaa qaar badan oo ka mid ah ay waqti dheer ku qaadanayso in ay soo saaraan dalalka kale ee la xafiiltama.<\/p>\n

Gantaal toog saxan oo guuxiisa ka dheereeya<\/h2>\n

Gantaalka cir-ka-cirka ah ee Kinzhal, wuxuu guuxiisa ka dheereeyaa 10 jeer, waxaana tijaabooyinkiisu ka socdaan Degmada Millateri ee koonfurta Ruushka, iyadoo gantaalkan oo gaaraya 2,000 km ay ciidamada cirka ah oo si rasmi ah u howlgeliyay bishii Diseembar ay ku galeen 350 mishin. Halkan ka DAAWO.<\/strong><\/a><\/p>\n

Jiilka Cusub ee gantaalka balaastikada ah ee Sarmat ICBM<\/h2>\n

Gantaalkan oo dareere lagu gano ayaa ah nooca qaaradaha iskaga goosha (ICBM), waxaana la yiraahdaa RS-28 Sarmat (NATO waxay u taqaan SS-X-30 Satan-2) wuxuuna beddelayaa R-36 M2 Voevoda oo gaboobey (NATO ay u taqaan Satan). Halkan ka DAAWO.<\/strong><\/a><\/p>\n

Sarmat waxaa loogu tala galay inuu qaado madaxyada nukliyeerka nooc kasta oo jira, isagoo aan lahayn wax xad ah oo dhanka masaafada ah. Halkan ka DAAWO<\/strong><\/a><\/p>\n

Gantaal qaada madaxyada nukliyeerka<\/h2>\n

Gantaalkan oo lagu naanayso ‘Burevestnik’ ayaa tijaabadiisa lagu guulaystey,<\/a> ayaa weli dib u habayni ku socotaa sida uu sheegayo mid ka mid ah ragga farsameeyay oo ah Sergey Pertsev, waxaana markaa kaddib lagu wadaa inuu si buuxda u hoowlgalo, iyadoo la doonayo inuu gaari karo “masaafo aan xadidnayn, isla markaana uu u la macaamilo daafaca ka hor imanaya,”<\/em>. Halkan ka DAAWO<\/strong><\/a><\/p>\n

Hannaanka laysarka dagaalka oo aan xog badan laga bixin<\/h2>\n

”Hannaankan laysar dagaalka” oo uu Putin sii sheegay bishii Maarso, waa mid aanu Ruushku weli faahfaahin badan ka bixin, muuqaalka cusubina waa sidoo kale oo sheegi maayo waxyaabaha gaar ahaan loo adeegsan doono. Halkan ka DAAWO<\/strong><\/a><\/p>\n