Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":53846,"date":"2020-10-16T08:29:36","date_gmt":"2020-10-16T07:29:36","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=53846"},"modified":"2020-10-16T08:29:36","modified_gmt":"2020-10-16T07:29:36","slug":"muxuu-garoonka-stadium-muqdisho-ku-muteystay-in-fifa-ay-aqoonsato","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/10\/16\/muxuu-garoonka-stadium-muqdisho-ku-muteystay-in-fifa-ay-aqoonsato\/","title":{"rendered":"Muxuu garoonka Stadium Muqdisho ku muteystay in FIFA ay aqoonsato?"},"content":{"rendered":"
\n

(Muqdisho) 16 Okt 2020<\/strong><\/span> – Xiriirka Kubbadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa garoonka kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium ee dhawaan la dayac tiray u aqoonsatay garoon caalami ah kaddib markii sida uu xiriirkaasi sheegay lagu qancay tayada cawska macmalka ah ee yaalla garoonkaasi.<\/p>\n<\/div>\n

\n

FIFA ayaa sheegtay in tayada cawska yaalla garoonka muqdisho Stadium uu gaarsiisan yahay heerka caalamiga ah ee garoomada kubadda cagta ee adduunka, taas oo ka dhigan in garoonkaasi lagu qaban karo ciyaaro caalami ah muddo sanad ah.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Guddoomiyaha xiriirka kubbadda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Siciid Carab ayaa BBC u sheegay in FIFA ay guddoonsiisay garoonka Muqdisho shahaado muujineyso in uu waafaqsan yahay nidaamka kubadda cagta ee caalamiga ah.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Wuxuu garoonkeena ku guuleystay in lagu qaban karo ciyaaraha caalamiga ah ee kubadda cagta haddey noqon laheyd kuwa FIFA ay qabanqaabiso ama haddii ay noqon laheyd kuwa qaaradda Afrikaba”<\/p>\n<\/div>\n

\n

Xulka kubadda cagta ee Soomaaliya ayaa ku dheeli doonaa garoonka Muqdisho maadama markii hore ay ku dheeli jireen garoomada ku yaalla Jabuuti xilliyada ay socdaan ciyaaraha caalamiga ah.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Soomaaliya waxay usoo gudubtay in aan abaabulan karno ciyaaraheeni aan ku cayaari jirnay waddanka Jabuuti in aan dalkeeni ku ciyaari karno, waana wax caadi ah oo waddamada markii ay garoomada dhigtaan cawska macmalka ah ay FIFA u ansixiso in uu leeyahay tayadii loogu talagalay” ayuu yiri Cabdiqani Siciid Carab.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Wuxuu sheegay in garoonka haatan uu leeyahay qalab gaar ah oo loogu talagalay dayactirka iyo ilaalinta bilicdiisa.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Garoonka hadda wuxuu leeyahay qalab lagu dayactiro laguna ilaaliyo nadaafaddiisa loogana hortagga in garoonka wax dhibaata ah aysan gaarin, garoonka wuxuu kaloo leeyahay qalab qabboojiye ah oo ay biyo ku jiraan oo xilliyada kuleelaha logu talagalay in lagu waraabiyo garoonka..markaa qalabkiisa wuu dhameystiran yahay waxaana loo tababaray shaqaale oo xirfaddaas la baray “<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\n
\n
\"Madaxweyne
Madaxweyne Farmaajo oo ku sugnaa garoonka xilli ay ka socdeen howlaha dayactirka ah<\/figcaption><\/figure>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n
\n

Garoonkan ayaa sanadkii hore waxaa ka baxay ciidamada AMISOM oo halkaa in kabadan toban sano saldhig ku lahaa, waxaana lagu dayac tiray qaab iskaa wax u qabso ah.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Taariikhda Garoonka<\/h2>\n<\/div>\n
\n

Garoonka oo dad badan ku tilmaamaan in uu yahay ‘jowharta astaanta u ah nabadda” ayaa waxaa la dhisay sanadkii 1978-dii, waxaana dhisay injineero shiinees ah, iyada oo maalgalinta ay lahayd dowladda Shiinaha oo markaas bah wadaag la ahayd dowladdii hanti wadaagga ee Jeneraal Maxamed Siyaad Barre.<\/p>\n<\/div>\n

<\/div>\n
\n

Garoonka waxa uu ka tirsanyahay waxa loo yaqaano xaafadda ciyaaraha oo ka kooban garoomo dhawr ah oo is dhinac yaala, kuwaas oo loogu talogalay in lagu qabto ciyaaraha kala duwan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxaa ka dhisan garoonka dabaasha, kan kubbadda kolayga, kan miiska, iyo xitaa qeybo loogu talogalay ujeedooyin kale.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Garoonka kubbadda cagta waxa uu markiiba qaadi kara wax ka badan 40 kun oo qof markiiba. Waxa uu lahaa dhammaan tasiilaadkii garoon loogu talogalay sida leerarka waaweyn ee suurtogalin kara in habeenkii lagu ciyaaro, qeybta gaar ah ee ay madaxda fariistaan, qolalkii labista ee ciyaartooyda, albaabadii waaweynaa ee ay dadka kasoo galayeen, xafiisyadii shatiyada ciyaaraha laga jaranayay.<\/p>\n

\"\" \"\" \"\"<\/p>\n

Xigasho: BBC<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 16 Okt 2020 – Xiriirka Kubbadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa garoonka kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium ee dhawaan la dayac tiray u aqoonsatay garoon caalami ah kaddib markii sida uu xiriirkaasi sheegay lagu qancay tayada cawska macmalka ah ee yaalla garoonkaasi. FIFA ayaa sheegtay in tayada cawska yaalla garoonka muqdisho Stadium uu gaarsiisan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53848,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,2,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/b-2.png?fit=899%2C508&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-e0u","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53846"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53846"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53846\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53851,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53846\/revisions\/53851"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53848"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53846"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53846"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53846"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}