Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":53825,"date":"2020-10-15T18:50:17","date_gmt":"2020-10-15T17:50:17","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=53825"},"modified":"2020-10-15T18:57:54","modified_gmt":"2020-10-15T17:57:54","slug":"in-nimanka-maryama-diley-xayawaan-lagu-tilmaamo-waxay-gef-ku-tahay-xayawaanka-dood-kulul-oo-ka-taagan-masar-kaddib-dhacdo-xanuun-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/10\/15\/in-nimanka-maryama-diley-xayawaan-lagu-tilmaamo-waxay-gef-ku-tahay-xayawaanka-dood-kulul-oo-ka-taagan-masar-kaddib-dhacdo-xanuun-badan\/","title":{"rendered":"”In nimanka Maryama diley xayawaan lagu tilmaamo waxay gef ku tahay xayawaanka!” – Dood kulul oo ka taagan Masar kaddib dhacdo xanuun badan"},"content":{"rendered":"

(Qaahira) 15 Okt 2020<\/strong><\/span> – Waxaa kacsan dareenka shacabka Masar kaddib markii xaafad ka tirsan magaalada Qaahira oo Macaadi la yiraahdo lagu diley gabar dhallinyaro ah, taasoo soo celisey doodaha jinsiga la xiriira ee dalkaa ka oogan.<\/p>\n

Gabadhan oo la yiraahdo Mariam Mohamed, ayaa shaqada ka timid markii Arbacadii shalaytoole ay jidka u istaageen 3 nin oo gaari watey, balse markii ay warkooda dhegaha ka furaysatay gaarigii ayay ka daba kexeeyeen.<\/p>\n

Mariam oo 24-jir ahayd ayay deeto bilaabeen inay gaariga ku cayriyaan ilaa dhowr mitir iyagoo markii dambe gaarigii jiirsiiyey, sida ay sheegayaan hay’adaha amaanku, iyadoo dhiigga gabadha laga helay gaarigii ay nimanku ku dhufteen.<\/p>\n

Waxaa haatan soconaya baaritaan guud iyadoo arrintan loo qabtay ilaa 2 la tuhunsane, kuwaasoo qirtay inay sidoo kale xubin ka yihiin gaangiistarro u abaabulan inay wax xadaan, sida lagu faafiyey warfaafinta maxalliga ah<\/a>.<\/p>\n

Yeelkeede, shilkan ayaa kiciyey carada shacabka oo bilaabay haashtaagyo ay ka mid yihiin #\u0627\u0644\u0639\u062f\u0627\u0644\u0629_\u0644\u0645\u0631\u064a\u0645<\/a> (#Cadaaladda Maryan), #\u062d\u0642_\u0645\u0631\u064a\u0645_\u0641\u064a\u0646<\/a>\u00a0 (Away xaqii Maryan) and #\u0641\u062a\u0627\u0629_\u0627\u0644\u0645\u0639\u0627\u062f\u064a (Gabar reer Macaadi ah) iyagoo dalbaday in dembiilayasha lasoo helo lagana bilo waxa ay bi’iyeen.<\/p>\n

\n

As citizens of #Egypt<\/a>, we have no other option but to use our voices on social media. Please do that. Tweet, retweet, post and repost about Mariam\u2019s murder. Use your voice to end violence against women in all its forms. Use your voice to bring justice to Mariam #\u0641\u062a\u0627\u0629_\u0627\u0644\u0645\u0639\u0627\u062f\u064a<\/a><\/p>\n

\u2014 Huda (@hudaaramzy) October 14, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n