Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":53810,"date":"2020-10-15T15:25:28","date_gmt":"2020-10-15T14:25:28","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=53810"},"modified":"2020-10-15T15:30:25","modified_gmt":"2020-10-15T14:30:25","slug":"sawirro-laba-dayax-gacmeed-oo-berri-isku-dhici-kara-halista-goorta-goobta-dalalka-iska-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/10\/15\/sawirro-laba-dayax-gacmeed-oo-berri-isku-dhici-kara-halista-goorta-goobta-dalalka-iska-leh\/","title":{"rendered":"SAWIRRO: Laba dayax-gacmeed oo berri isku dhici kara + halista (Goorta, goobta & dalalka iska leh)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 15 Okt 2020<\/strong><\/span> – Markii 2-aad sanadkan 2020, ayay dadka ku talax tegey umuuraha hawada sare waxay ka digayaan in ay dayax-gacmeedyada heehaabaya hawada u dhow meeraha aannu saaran nahay ee dhulka inay ku dhacaan kumanaan walxood oo kasoo fuqay dayax-gacmeedyo kharaabay ama gaboobey.<\/p>\n

\n

Ururka indhaha ku haya ama raadiya waxyaabaha haraaga ah ee hawada sare oo la yiraahdo LeoLabs ayaa ka digey in laba dayax-gacmeed oo ay kala leeyihiin Shiinaha iyo Ruushka oo uu kan dambe yahay mid ay ciidamadu leeyihiin oo ka yimid qarnigii hore ee 20-aad ay aad iskugu soo dhowaan doonaan saacadaha hore ee Jimcaha berri ah (haddii Alle idmo).<\/p>\n

Waxay intaa raaciyeen inay isu soo jirsan karaan fogaan ka yar 12 mitir (40 cagood) maalinta berri ah 16-ka Oktoobar, marka ay saacaddu abbaarayso 00:56 UTC, waxayna sidoo kale halis wayn ku hayaan xitaa dayax-gacmeedyada u socda saldhigga caalamiga ah ee ISS ee dadka qaada ama soo celiya.<\/p>\n

Marka la eego xisaabaha ay isku dhufteen iyo sida uu falaggoodu iskugu beegan yahay, waxaa jira fursad 10% ka wayn oo ah inay xitaa iskuba dhici karaan iyagoo heehaabaya joog dhan 991km dhulka meel ka sarreeysa oo ku beegan Badda Weddell Sea oo uu kulaalo jasiirad u ekaha Antarctic-gu.<\/p>\n

Labadan dayax-gacmeed ayuu cufkoodu isu gayn gaarayaa 2,800kg waxayna ku socdaan kaynaan nisbi ah oo dhan 14.7 km halkii ilbiriqsi ama 52,920 km\/saacaddii, taasoo ka dhigan inay xitaa xabbad ka orod badan yihiin (xabaddu waxay ku socotaa 2,736 km\/saacaddii).<\/p>\n

Markab-cireedka Shiinaha ee Long March 4B ayaa cirka loo diray Maajo 10, 1999-kii, halka dayax-gacmeedka hallaabay ee ciidanka Ruushka ee Parus uu kasii horreeyey oo la ganay Febraayo 22, 1989-kii, isagoo Ruushka ka caawinayey dhanka isgaarsiinta iyo hagitaanka.<\/p>\n

\n

1\/ This event continues to be very high risk and will likely stay this way through the time of closest approach. Our system generates new conjunction reports 6-8x per day on this event with new observation data each time. pic.twitter.com\/d3tRbcV2P0<\/a><\/p>\n

\u2014 LeoLabs, Inc. (@LeoLabs_Space) October 14, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n